Qormooyin

Habow Siyaasadeed iyo Hoggaan la’aan! Qore; Yaxye Xaashi Maxamed

  Tan iyo markii talada dalka laga tuuray hoggaankii Kacaanka, dadka soomaalidu waxay raadinayeen, maamul hanta talada dalka. Hase ahaatee, isku day kasta waxaa hor istaagay awoodihii iska soo horjeeday,...

Xaq dhowr Waddankaaga W/Q: Mohamed Musa Shiikh Noor

Xaq dhowr Waddankaaga   Allah wuxuu qof walba ku abuuray jacaylka uu u qabo Dadkiisa iyo degaanka uu ku dhashay, mana jiro runtii qof neceb dadka iyo deegaanka uu ka soo...

Duul la dayacay?!

Duul la dayacay? Sidaan u jiifay dhinacana furaashka ugu hayay uun baa iftiin aad mooddo in toosh laygu hayo indhaha iga qabtay. Sidii qof labada indhood laga qaley ayaan midba...

Sirta ku duugan dacwaddii DF Somalia ay gelisay badda W/Q; Avv. Dr. Cabdulqadir Tallman

Sirta ku duugan dacwaddii DF Somalia ay gelisay badda (Heshiis qarsoodi ah) Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan...

Shirkadaha Caymisyada, Sanduuqa Lacagta Adduunka, Bankiga Adduunka iyo Colaadda Soomaaliya

Shirkadaha Caymisyada, Sanduuqa Lacagta Adduunka, Bankiga Adduunka iyo Colaadda Soomaaliya   Afartan iyo afar kun ( 44,000) oo Qori ayay Dawladda Ingiriisku Sanadkii ina Dhaafay ee 2013,kii u Daabushay Soomaaliya,sida...

Ujeedka Dawladdnimo: ma dhisid baa mise waa dhawrid?! W/Q: Cabdiraxmaan Faarax Xaashi (cawaale)

Ujeedka Dawladdnimo: ma dhisid baa mise waa dhawrid?! Dhaqanka soomaaliyeed oo ku dhisan reer guuraannimo waxa uu saameeyey dhinacyda nolosha oo idil, sida xasilloonida siyaasadeed, nidaamka dhaqan-dhaqaale ee bulshadu leedahay...

Diihaalka colaadda iyo damqashadeyda! W/Q; Hodan Sheikh Cumar

Diihaalka colaadda iyo damqashadeyda!   Waxaan ka mid ahay da’yarta soo koreysa. Waxaan dhashay dagaalladii ahalka intii lagu gudajiray. Ma arag dalka Soomaaliyeed oo nabad ah, dowladna warkeedaba daa. Waxaa ii...

Ma taqaannaa sababta ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDU? Qalinkii Maxamed Xaaji

Ma taqaannaa sababta ay u dhamaan la’dahay QABYAALADDU?  Wax kasta oo dunidan yaallaa waxay maraan 3 MEERTO, Way dhashaan, way koraan, deetana way dhintaan marka laga reebo QABYAALADDA Soomaalida…! Waxaan marka...

Xamaroow Khayaarkaa! W/D: Cabdinaasir Xersi Iidle

Xamaroow Khayaarkaa! Akhriste Hadaad Xamar tiqiin, Xamar Xamarkaad tiqiin ma ahan,  hadaad og tahay iyo hadii kaleba Xamar waxa uu ahaa Magaalo si wayn laysugu soo dhoweeyo, oo si wanagsan...

CAQABADAHA KALADUWAN EE KU QABSADA ARDEYDA SOOMAALIYEED WADANKAN PAKISTAN

CAQABADAHA KALADUWAN EE KU QABSADA ARDEYDA SOOMAALIYEED WADANKAN PAKISTAN Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, Nabadgalyo iyo Naxariisina Nabigeena Muxammad ah Allaha siiyo. Intaa kabacdi. Waa wax qofkastoo caqli lahi...

SHEEKOOYIN