Sawirka Maanta

BOHOSHII BALAATO| WQ; CALI M. DIINI

Xataa xeeldheerayaasha sooyaallada iyo kuwa diimaha qaarkood waxa ay sheegaan in qolyihii Dulqarnayn darbiga ku awday (Yuuj iyo Ma’juuj) ay xoolaraacato ahaayeen.

RAQDII AFISYOONE| WQ; CALI M. DIINI

Qoraaga Soomaaliyeed ee Nuuraddiin Faarax oo ka murugaysan dibadjoognimadii iyo burburkii dalkiisa Soomaaliya ayaa laga hayaa “The country died inside me, and I carried it, for a long time, like a woman with a dead baby.” Aniga oo tixraacaya Nuuraddiin Faarax, ilaa maanta waxa aan dareemayaa in riyadii duuliyanimadu ay calooshayda ku saqiirtay weli na aan meydkeedi walwaalayo.

GARO UJEEDDADA NOLOSHAADA| WQ Cali M. Diini

GARO UJEEDDADA NOLOSHAADA   “Labada maalmood ee ugu mudan noloshaadu waa maalinta aad dhalatay iyo maalinta aad garatid sababta aad u dhalatay” (The two most important days of your life: the...

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY| W/Q: Cali M. Diini

LAASHIN: IFTIIN AMMIN LOO BAAHNAA IFAY Toddobaadkaan bahda qalinleyda Laashin waxa ay xusayaan toddobaguuradii aasaaskii mareegta iyo madbacadda Laashin. Waa toddoba gu’ oo Laashin ay guul ku geeraarayso. Aasaaskii Laashin...

TACSI TIIRAANYO LEH

Waa waajib geeridu qofna waaris heli waa! Geeridu waa laysada noolayaasha, noole walbana sugaya, aadane na ugu sii xanuun badan, illeyn dareen iyo damqasho ehelnimo ayuu dheer yahay xoolaha kalee. Annaga...

NOOFALKU MA AHAN MAALAAYACNI W/Q: Cali M. Diini

NOOFALKU MA AHAN MAALAAYACNI Ayaan dhawayd waa tii ay taagnayd dood kulul oo ka dhalatay buugga: QAB iyo QUURSI, dooddaas oo aan filayo in dadka dhaliyay ay ahaayeen dad aan...

ANIGA IYO MUQDISHO Q-3AAD W/Q: Cali M. Diini

"Daarihii burburay shalay Waxa maanta kaga daran Iimaan darnaantiyo Nabaad-guurka diintiyo Kaga dhacay damiirkoo Dal waxaan ku noolahay Saddexdii dalaaqood Lagu furay dadnimadii."

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) WQ; Cali M. Diini

ANIGA IYO MUQDISHO (Q2AAD) Ha yeeshee, muddo yar ka dib waxa aan ku baraarugay xaqiiqda dhabta ah iyo waayaha runta ah ee ay Muqdisho iyo dadkeedu dhexjibaaxayaan. Bartay oo arkay...

ANIGA IYO MUQDISHO WQ; Cali M. Diini

Waxaa subaxaas haddii uu i arki lahaa igu qosli lahaa Ibnu Batuuta oo Muqdisho iiga soo horreeyay in ku dhow 700 oo sannadood.

SHEEKOOYIN