Sheeko

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.37aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Busaad intay labada gacmood isku laabatay, ayay socod boobsiisay ayadoo careysan, Xasana intuu kadaba tegay ayuu horta ka istaagay wuxuuna ku yiri: "sheekada Deeqa waad lasocotay, waadna ogeyd inaan...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.36aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Aabe Saxardiid wuxuu inta badan galabti wadan jiray mootadiisa fesbada ah haddii aanu dad qaadeeynin sida caawa oo kele, wuxuu soo qaatay gaarigiisa, wuxuuna ku soo qaaday gabadhiisa iyo...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.35aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

  Maalinti ku xigtay Busaad Dugsiga ma aadin, siday qolkeeda u gashay galabtiina kama soo bixin, markay reerku arkeen xaaladda gabadhooda oo ku laabatay dabaacadeedi kalinimada, ayuu duhurki Aabe Saxardiid...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.34aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

  Xasan markuu galay guriga reer Bashiir, waxaa si farxad leh u soo dhaweeysay Deeqa oo ku tiri: "Xasan yaa gurigeena ku keenay?" wuxuu u sheegay inuu soo maray guriga...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.33aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Subaxdi labaad Busaad intay ka hormartay ayay Xasan ku sugtay albaabka dugsiga laga galo, Xasan oo filanaynin ayaa arkay Busaad oo hortaagan, markay ishoryimaadeen ayay ku tiri: "walaal Xasan...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.32aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Subaxdi Xasan sooma marin guriga Busaad oo dugsiga tagtay ayadoo ka daahday, xilligi quraacdana Xasan kama soo bixin fasalkiisa, Busaadna waxay ka raadisay baarka oo ay quraacda isugu imaan...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.31aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Xasan(3x) isbedel aanu jecleysan oo ula muuqday weji gabax ayuu la soo kulmay, wuxuuna qaatay inuu ka warsugo shakiga galay intuu ka soo kala cadaanaayo, galabtaas kama soo bixin...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.30aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Ayadoo muda bil ah ay ka harsan tahay xiritaanki Sanad Dugsiyeedka 1979/80 oo ay soo dhawaatay fasaxi la siin lahaa ardayda leh imtixaanaadka kama dambeysta ah, sida fasalada 8aad...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.29aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Caydaruus waa nin jecel inuu taariikh nololeedkiisa runta ka sheego, gabar kasta uu u sheegayna way kaga tagtay, waayoo waxaa u muuqata inuu Caydaruus laheyn ehel iyo qaraabo, maadaama...

Xabsi doon Q14AAD Qalinkii: Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Xabsi doon Q14AAD Habeenkii markuu noo dumay ayaa nalagu gurey meel u eg, xero Injiyadii Soomaaliya waxaana hal meel lagu wada xareeyey 30 qof dadkayaga Soomaalida noqday waxaanu noqonay tiro...

SHEEKOOYIN