Sheeko

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.19aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Deeqa Bashiir waxay soo gashay guriga saaxiibteed Mulki, waxayna uga sheekeysay intuu Xasan ku yiri oo dhan, markaa ayay Mulki tiri: "waxaan hore kuugu sheegay inaad sheekadaan meesheeda ku...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.18aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Deeqa Bashiir waxaa soo sagootiyay Xasan, markuu bannaanka guriga keenay ayay Deeqa ku tiri: "aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay fariinteyda aad gaarsiisay iyo sidaad tixgelinta ii siisay"...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah Q.17aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

  Deeqa waxay soo martay guriga saaxiibteed Mulki Hilowle si ay ugu sheegto nasiibka ay ku soo heshay guriga Macalin Maxamed Xuseen, laakiin Mulki oo aan wejiga siin karin Macalinkeeda...

SIRTA NOLOSHA Sheeko taxane ah. Q.16aad. W/Q. Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Eedo Xabiibo oo ka timid Suuqa Siigaale ayadoo daalan ayaa gurigeeda soo gashay, daalka shaqada waxaa uga daran kan maskaxda ay ka daalan tahay, sidi wiilkeeda loo soo tarxiilayba...

SIRTA NOLOSHA Q.15aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

  Xuseen Xasan ayaa qareenkiisa ku yiri: "nimankaas siday iiga iibsanaayaan guri aan aniga laheyn?" Dr. Mahdi oo fahmay inuu mowqifkiisi ka soo dabcay ayaa yiri: "adiga ayaa haaysta furaha...

SIRTA NOLOSHA Q.14aad W/Q Ahmed Hayow. (Dulmidiid)

Subaxdaas oo Jimca aheyd ayuu Xasan soo aaday guriga Eedo Xabiibo, wuxuuna ka soo tegay asagoo ka niyad jabsan diifta iyo murugada ka muuqatay islaanta haaysata carruurta agoonta ah,...

SIRTA NOLOSHA Q.13aad. W/Q Ahmed Hayow. (Dulmidiid)

Xasan(3x) markuu ogaaday inay Busaad isku qarinaysay fariinta Hadiyada ay ugu soo fartay Hooyadiis ayuu ku yiri: "gurigeena markaan tago waxaa layweeydiinaa hadiyada aad tiri ha soo doonto, marka...

SIRTA NOLOSHA Q.12aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Busaad waa maalinti ugu horeeysay aanay arkin Xasan oo markuu gurigooda ka soo qadeeyo dhakhso uga imaan jiray, waxay istiri: (maxaa helay !) waxaana galay walwal ay garan wayday...

SIRTA NOLOSHA Q.11aad. W/Q Ahmed Hayow. (Dulmidiid)

Aabe Xuseen wuxuu qabsaday Qareen la yiraahdo Dr. Mahdi oo subaxdii jawaabta inuu geeyo saldhiga laga sugaayay ayuu aaday Dr. Mahdi oo u galay Taliyihii saldhiga, wuxuuna qareenku u...

SIRTA NOLOSHA. Q.10aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Maxamed Xuseen oo quraacanaaya ayaa waxaa albaabka soo garaacay Maamule ku xigeenki dugsiga dhagaxtuur oo ay la socdaan masuuliyiin ka socda Wasaarada Waxbarashada, Maxamed wuu ka naxay aragooda, wuxuuna...

SHEEKOOYIN