Sheeko

SIRTA NOLOSHA Q.9aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Deeqa iyo Mulki waxaa laga joojiyay waxbarashada inti ay ka dhammaaneeyso baarista, Hooyo Mako oo ku ogeyd gabadheeda inay ka bedelanayso dugsiga, ayaa layaabtay isbedelka ku dhacay gabadheeda markaa...

SIRTA NOLOSHA Q. 8aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Mulki oo Deeqa uga jawaabeysa sababta ay dugsiga uga soo tagtay ayaa ku tiri: "waa sida aan uga soo tegay saaka, waana ka bedelanaa dugsigaas" Deeqa oo layaaban ayaa...

SIRTA NOLOSHA Q. 7aad. W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Fasixi wuxuu Xasan iyo Busaad ugu dhammaaday xiiso iyo isbarasho, laakiin wuxuu cuqdad wayn geliyay Samatar oo marka dugsiyada la xiro kadib, laga sugaayay inuu soo doonto gabar uu...

SIRTA NOLOSHA Q.6aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Sureer ayaa waxay doontay Muufo lagu casheeyo habeenki ay soo kala tageen Maxamed habeenki ku xigay, inti cashada la cunaayay ayay Busaad dareentay in aanay ka soo gedin Eedo...

SIRTA NOLOSHA Q.5aad W/Q Ahmed Hayow (Dulmidiid)

Haddii ay wax akhrisanaayaan waxaa lagu wada akhristaa guriga Busaad oo reerkeeda u sheegtay inuu Xasan yahay wiilka dugsiga ugu Aqoonta badan, middaas uu u qiray Ciise marki ay...

SIRTA NOLOSHA Q.4aad W/Q Ahmed Hayow “Dulmidiid”

Samatar markuu uga sheekeeyay Aabe Xuseen Aji, ayuu gacanta ka soo qabtay, wuxuuna ku soo dhexdaray carruurtiisa, sidaa ayuu Samatar uga mid ahaa reer Xuseen Arji ilaa uu ka...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q13AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

  Waxaan ku iri maxaa rabtaa?sheego wax walba oo aad dalbatid kasoo qaad in sida aad u rabtid loo aqbalay, kaalay ayay I tiri, waan u imid, waxaa la igu...

SIRTA NOLOSHA. 3aad W/Q Ahmed Hayow Dulmidiid

  Habeenkaas Reer Saxardiid waxay ku casheeyeen Muufo laga soo geday Eedo Kheyrto oo ay soo wada iibiyeen Sureer iyo Ciise, kadib markuu Ciise u sheegay inay aad u fiican...

SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q12AAD W/Q: Mohamed Musa Sh Noor

  SHEEKO: JACAYLKEEDA AYAAN LA NOOLAHAY Q12AAD Arrin culul oo dhalanteed ayay igu noqotay, wax aan dhahana ma garanayn, waxaan isku dayay in aan is moogayso oo ku dhaho “haddaad iga...

SIRTA NOLOSHA 2AAD W/Q: Ahmed Hayow “Dulmidiid”

SIRTA NOLOSHA 2AAD Xasan iyo Busaad waxay isbarteen markay xaafadda soo degeen Reer Saxardiid, maalintaas oo uu weliba Xasan ku kaalmeeyay inuu alaabta kala dejiyo baabuurki ay ku soo...

SHEEKOOYIN