Sheeko

Yaa Khaldan? Sheeko Taxane ah Q:1aad….

Sheeko cusub oo taxane ah .Q:1aad   Habeen Sabti soo gelaayay oo ah habeenka lagu laabto Dugsiga Xalane, ayuu Raage kula kulmay Deeqa albaabka xerada, ayadoo wadata alaabo badan, wuxuuna dareemay...

Xabsi Doon! Q11AAD W/Q. Saciid Muuse Axmad (Ustaadka)

Xabsi Doon! Q11AAD Mar qura ayaa Hoonkii la yeeriyey dadkiina Baabuurta ku yaaceen, waa lays garbiyey, dadka qaarki hor marey, dushaa laga marey, sida Koronkorada ayaxaa laysu dul fuulay, Cidi,...

QOOREY W/Q; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

QOOREY   AFEEF Sheekadani waa mala-awaal (fiction), dhacda kasta oo run ah oo sheekadani ay u ekaato waa wax isku soo beegmay si kama ah. Cid nool ama dhimatay oo ay ku...

Nin Sigtay Ma Noola! W/Q; Shaakir Maxamed Cabdullaahi

Nin Sigtay Ma Noola!    Toban iyo kow sano ayaan dhiganayay dugsi. Dhawr bil kaddib waxaan u gudbayaa fasalka ugu danbeeya dugsiga sare. Hadda waxaa la joogaa xilligii uu dugsiga fasaxa...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.