suugaan

NOLOSHU WAA MACALLIN (W/Q. DAHABO XASAN GUURE)

Noloshu wa macallin Marka lagu fakaro nolosha iyo sida ay u socoto wax badan oo aad la yaabto ayaad arkaysaa. Marbay farxad iyo qosol kugu maanshaynaysa, isla jeer kalana oohin,...

Yaad ii malaysay? Q.5aad (W/Q.Cabdulle Cabdikariin Abka Xaaji)

Yaad ii Maleysay? Q/5aad Walaahow badan baa ka jira waaxda dambi baarista, waxaa qof walba oo danbi baarayaasha ka mid ah u muuqda in dilaagii asagoo xor ah uu kor...

Gorfeynta dhiganaha: Dhimaal Dhaqan (W/Q.Xasan Qorile)

Gorfeynta dhiganaha: Dhimaal Dhaqan Dhige: Bashiir M. Xersi 'Ina Cubtan' Daabicid: Laashin Bog: 201 Sanadka: 2023 In kasta oonan aqris badnayn, haddana Dhimaal Dhaqan buug la mida ma aqrin weli. Wuxuu ii furay ogaal...

MUDNAAN-SIIN W/Q.XUSEEN M.CABDULLE (WADAAD) huswadad@hotmail.com

MUDNAAN-SIIN W/Q. Xuseen M.Cabdulle (WADAAD) huswadad@hotmail.com Noole kastaahiba, noloshu waxa ay ka rabtaa halgan iyo dedaal badan, si uu u xaqiijiyo jiraalkiisa. Waxa ugu horreeyo oo uu qofku legden-ka la galaa nolosha...

YAAD II MALAYSAY? Q.4aad (W/Q.Cabdulle Cabdikariin Abka Xaaji)

Yaad ii Maleysay? Q/4aad (W/Q.Cabdulle Cabdikariim) Abka Xaaji Waxa ay inoo joogtay, Fariido oo Madey dacwad ka gudbisay iyo labo askari oo loo diray in ay Madeey ka war keenaan...

YAA WADDANI AH? W/Q.Maxamed Xasan Cabdullaahi (Geelle) abwaangeele@gmail.com

YAA WADDANI AH? Hordhac Cilmibaadhistan ayaan ku sahaminayay fikradda waddaniyadda iyo muhiimadda ay u leedahay bulshooyinka casriga ah, ee ay Soomaalidu u horrayso. Iyadoo si qotadheer u falanqaynaysa isku xidhnaanta,...

YAAD II MALAYSAY? Q.3aad W/Q. CABDULLE CABDIKARIIN (ABKA XAAJI)

YAAD II MALAYSAY? Q.3aad W/Q. Cabdulle Cabdikariin (Abka Xaaji) Waxa ay inoo joogtay Madey oo la kala dooransiiyay, in uu Taliso Faay gacantiisa ku malgo, kuna baddasho gabartiisa in loo badbaadiyo. Madey,...

YAAD II MALAYSAY? Q.2aad (W/Q. CABDULLE CABDIKARIIN /ABKA XAAJI)

Yaad ii Maleysay?  Q/2aad W/Q. Cabdulle Cabdikariin (Abka Xaaji) Waxa ay noo joogtay, Madey oo ay talo ka cakirantay tahay iyo markii uu baaritaanka kiiskaan soo galay Taliso Faay oo hadda...

LABO DOOB Q.2aad (SHEEKO GAABAN) W/Q. Cabdiraxmaan Abaaley

LABO DOOB (Q.2aad) W/Q. Cabditraxmaan Abaaley Ayaamahu waa ay is eryanaayaan, aadamahuna waa ay daba habaqleeyaan, iyaga oo nayaayiro ka qaba nolosha sii qarqoomaysa. Soo if-baxa iftiinka ooga waa bar,i waxaa xiga...

YAAD II MALAYSAY? (Sheeko gaaban) Cabdulle Cabdikariin (ABKA XAAJI)

YAAD II MALAYSAY? W/Q.Cabdulle Cabdikariin Abka Xaaji Denbi-baare Mad Caliyoow oo looga bartay in si fudud oo aan waqti badan ku qaadan u xalliyo Arrimaha ku saabsan dilalka ayaa ur u...

SHEEKOOYIN