suugaan

Gabayga; Duul walaala ah. Curiye, Xasan Abiib Faarax.” Xasandaaci”

DUUL WALAALA AH :- 1. Da’da gabayga waayadan ma rogin, Dabaqi saarnaaye 2. Ma durduuran maansooyinkaan, Diigga ku ahaaye 3. Ma doonyaysan geed goba baryahan, Damalki Weynaaye 4. Ma digriyin, ma daanshoon murtida,...

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub, gabaygii 7aad

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub Waa gabaygii 7aad ee ka mid ah sisiladda "GODANE GALBAY!" ee halkan hoose ka daaloco; Gabayga Godane Galbay!   Waxaa maanso geeraar tirsho, Amasa guuroowga Maskax...

Xaalufinta Waa Xabaashii Noolaha . Qore: Cabdulqaadir Cusmaan”Aroma”AUN

Dhaxal la’aan ayaa jiilka dambe dhacarsan doonta. Sida dowladnimadii u luntay oo kale ayaa wax walba u lumeen oo deegaankii u burburay oo dhaqankiina u doorsoomay. Wax kastoo laga...

Silsiladda; GODANE GALBAY! Waa Silsilad Gabayeed cusub

Gabayga; GANTAAL!   Waa gabay ka faalloonayaa dilka Axmed Godane, hooggaamiyihii gafuurro duub, oo gantaal lagu ganay gaari uu saarraa ku geeriyooday, sidaa awgeed, aqris wanaagsan.   Gabayga; GANTAAL!   1.       Ga’da Gabayga Googgaalihiyo, Godadka...

SHEEKOOYIN