suugaan

ANIGA IYO MUQDISHO Q-3AAD W/Q: Cali M. Diini

"Daarihii burburay shalay Waxa maanta kaga daran Iimaan darnaantiyo Nabaad-guurka diintiyo Kaga dhacay damiirkoo Dal waxaan ku noolahay Saddexdii dalaaqood Lagu furay dadnimadii."

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University

Maalintii Soomaalida iyo Leiden University Waxa ay ahayd madal mug iyo mudnaan leh oo kulmisay indheergarad, aqoonbaarayaal, qorayaal iyo dhiganayaal badan. Madasha waxaa agaasinkeeda iyo maamulisteeba lahaa Mac'hadka Daaraaska Afrika ee...

Cidleeyaha Casriga ah! W/Q: Dayax Axmed Iley

CIDLEEYAHA CASRIGA AH! Dayax Axmed Iley Malintii aan bartay, tan iyo hadda oo aan laba curruur ah u dhalay, anigu marna maan xiisayn ee waxaan u qaaday dareen jacayl oo dhab...

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL W/Q: Cali M. Diini

KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...

“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Gorfayn-Qaamuuska-Casriga-ah-3Download Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku...

Gorfeynta; Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/D: Ina CUBTAN

Gorfeynta; Gaso, Ganuun iyo Gasiin Prof Cali Jimcaale Axmad qoraannimadiisu waxay ku qotontaa curisyada afeed kuwooda ugu sarreeya, oo hadba kan uu ku qorayo uu kiisa kale u yahay af...

Sibbaaddii la turqay W/Q: Cabdiraxmaan Maxamuud Salaad (Guureeye)

Sibbaaddii la turqay (Sheeko) Cadceedda ayaa godkeeda baalka sii dhiganaysa. Fallaadho dhaadheer iyo mood guduudan ayaa ay ku sii nabadgelyaynaysaa maalintii ay iyadu bilaysay. Daruur dugul ah ayaa sii...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q-23AAD W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q-23AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Xal u raadi soomaaliyeey xaasid howjebine". Waxa tiriyay laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariistee. Waa guurow ay ku...

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 22-AAD W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo xusuusta suugaanta Q 22-AAD Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: ”Togga inaad ku kala baaqataan tii la rabay maahan". Waxa curiyey, laashin: Maxamed Gacal Xaayoow Eebbe ha u naxariirstee....

SHEEKOOYIN