Home Sheeko Gardaadiye

Gardaadiye

£20.00

Category:

Description

Gardaadiye waa buug sheeko xariireed ah oo uu qoray Qoraa, Laashin Xasan Cabdulle Calasoow, waa buug sheeko carruureed ah oo uu qoraagu u qorsheeyey in ubadka soomaaliyeed ka helaan maaweelo iyo madadaalo afkooda ku qoran. Waa buug dhaxalgal ah oo wax weyn ku soo kordhinaya guri walba oo ubad joogo.

Cart
  • No products in the cart.