Home Sheeko Godob Iyo Gallad

Godob Iyo Gallad

£20.00

Category:

Description

Buugga Godob iyo Galad waa buug ka hadlaya dhacdooyin badan isa sudhan waxaa  buug si weyn uga hadlaya, Abaalka iyo gargaarka bulshada u baahan garabka, Garsoorka iyo godobaha aadanuhu kala galo oo ugu dambayn dhaxalsiiya nabsigu inuu ku ciiro midkii gaystay gabboodfalka. Waxaa qoray Barbaariye Qoraa Dr Xuseen Maxamed Cabdulle(Wadaad)

Cart
  • No products in the cart.