Description
Buuggan Jamashada haweenka ayaa waxaa qoray qoraaga da’da yar ee Ibraahim Cismaan Afrax waa buug xambaarsan murti iyo maax badan kana hadlaya, habka is afgarashada iyo heshiiska lammaane, waa buug si weyn oo qota dheer uga hadlaya, habdhaqanka bulsho iyo kala duwanaanta labada Jinsi iyo ee labka iyo dhediga, buuggan ayaa ah mid haddaad aqrido kugu soo kordhin doona wax badan.