Home Sheeko Kaymadoow

Kaymadoow

£20.00

Category:

Description

Buugga Kaymadoow waxaa qoray  Qoraa Cabdullaahi Macallin Maxamuud, Waa buug sheeko ah oo ka hadlaya waayihii abaartii dabadheer, saameyntii ay ku yeelatay bulshada rafaadkii iyo raxanraadkii la soo maray gabadh uu ku reebay raad laguna naaneysay iyadoo ayaan xumo iyo bacownimo lagu tilmaamayo Kaymadoow.

Cart
  • No products in the cart.