QORMOOYINKII U DANBEEYAY

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD

FAALLO YAR OO KU SAABSAN BUUGGA NOLOSHII SILLOONAYD Waxaa maalmo ka hor isoo gaaray Buuga NOLOSHII SILLOONAYD ee uu qoray Abwaan iyo qoraa Cabdiraxiim H. Galayr Waxaan...

Joogdheer iyo jacaylkii waddada W/Q: Axmednuur D. Daahir Marayare

Waxay ahayd casar gaabad qorraxdu u hammuun qabtay in ay ku hoyoto godkeedii. Waxaa mar ba marka ka denbaysa soo muuqanayey, fallaadhihii casuuska ahaa ee dheelminaayey...

Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD W/D: Cabdi Xafiid Wasiirka

Gorfeynta buugga NOLOSHII SILLOONEYD NOLOSHII SILLOONEYD, buugga uu qoray bare, abwaan, qoraa Cabdiraxiin H. Galayr, waxa uu kaga hadlay si guud xaaladihii dalka uu so...

Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q35AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” "TOWBADA IYO XUKUNKEEDA" Culimadu waxay yidhaahdeen: Waa waajib in dembi walba laga toobad keeno, waxayna toobadu leedahay shuruudo...

Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir

Hufnaanta waayaha socotada ah! W/Q: Jamaal Abdinaasir Waayaha iyo ifafaalaha waa kala jaad oo mar waayahu wuxuu taageeraa ifafaalaha, marna ifafaaluhu waayaha buu casriyeeyaa hadba...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 56aad                                           1-Dadka iyo danta Dadku waligood daacad kuuma noqonayaan ee dantooda ayey daacad u...

Waddada suubban. Q34AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q34AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” "Wanaajinta Dumarka!" Eebbe weyne kor ahaaye wuxuu yiri: وَعَاشِرُوهُنَّ بِالْمَعْرُوفِ . Ula dhaqma Dumarka si wanaagsan" (Suuradda an-Nisaa: Aayada 19). Waxaa...

Qodobka Afka Soomaaliga W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Qodobka Afka Soomaaliga. Afka Soomaaliga waxa uu leeyahay xeerar iyo qodobbo kala gura kala tilmaama, Labka iyo dhediga noolaha ah iyo walxaha oo sidoo kale...

ITOOBIYA: QARAN U BAAHAN SHEEKO CUSUB

Boqoradii waxay sheegeyn sheeko. Meles wuxuu sheegay sheeko. Abiy isagana wuxuu u mucurteysan yahay in uu sheeko sheego.   Dhammaadkii boqortooyadii Zagwe, ee ku beegnayd...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 15aad

Weyddiin Baarineedka Casharkii afar iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay aaladda daawashada kaqaygalaha (Participant observation). Casharkan waxa aynu ku baran doonaa weyddiin baarineedka (research...

Waddada suubban. Q33AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waddada suubban. Q33AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” Reebidda dulmiga iyo xumaanta!" Alle weyne kor ahaaye wuxuu yiri: كَاظِمِينَ ۚ مَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ حَمِيمٍ وَلَا شَفِيعٍ يُطَاعُ...

Macaamiisha aragtiyaha qaadata ma weel cidla baa iyagu, yaa u diiday inay burjigooda adeejiyaan?”...

Macaamiisha aragtiyaha qaadata ma weel cidla baa iyagu, yaa u diiday inay burjigooda adeejiyaan?" W/Q: Jamaal Cabdinaasir Hannaan kasta oo la meel mariyo ama la...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal” Gabaygaan magaciisa waxa la yiraahdaa: "Qof u yaal" waxa tiriyay:  Abwaan Cabdulle Raage Warsame "Taraawiil"...

BAARIS AKADEMIYEEDKA CILMIGA BULSHADA: CASHARKII 14AAD

Daawashada Kaqaybgalaha Casharkii saddex iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay sida uu cilmibaaruhu u wareysan karo dadka madaxda ah ama siyaasiyiinta. Casharkan waxa aynu...

Tacsi tiiraanyo leh: Bahda laashin.com

Tacsi tiiraanyo leh: وَبَشِّرِ الصَّابِرِينَ ﴿١٥٥﴾الَّذِينَ إِذَا أَصَابَتْهُم مُّصِيبَةٌ قَالُوا إِنَّا لِلَّـهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ ﴿١٥٦﴾ Bahda laashin oo isku duuban, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraan,  Ustaad...

SHEEKOOYIN

CURIS