Qormooyin

Bashqad Xiran (Sheeko gaaban) WQ: Seynab Ugbaad

Bashqad Xiran (Sheeko gaaban) Seynab Ugbaad   Maalintaas ay warqadda heli doonto ayay Nafiso Caabbi soo degeen gurigan ay dhaxalka u heleen. Guriga waxay ka dhaxleen aabbaheed ayan waligeed labadeeda dhaayood saarin sheeko...

Sidee Dhakhso Wax Loogu Qoraa? W/Q: Maxammad Haybe Axmed.

Sidee Dhakhso Wax Loogu Qoraa? Waxa laga yaabaa in dooneyso inaad buug qorto, ay kugu qaadato ammin dheer. Wixii aad qalinka u qaadataba waad la rafaneysaa.  Ma tihid mid tallaabo dheer. Sidii...

Tacsi Tiiraanyo leh

  INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN. Waxa ay bahda Laashin oo isku duuban halkan uga  tacsiyeynayaa Barbaariye Bashiir Cali Xuseen iyo qoyskiisa  geerida  ku timid marxuumad Hooyo Faadumo Shidane Cilmi...

DAGAALKII ADWA 1896 Qore: Cabdinaasir Xiddig

DAGAALKII ADWA 1896   "Dagaalkii Adwa wuxuu ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu caansanaa ee uu Talyaanigu ku galo Afrika. Wuxuu u dhaxeeyay Boqortooyadii Xabashida iyo Imbaraadooriyaddii Talyaaniga. Ku dhawaad...

SADDEX-XAGALKA SHEEKO QORISTA

SADDEX-XAGALKA SHEEKO QORISTA ......................................... Sheekooyinka la hal'abuuro iyo kuwa la hal'uruuriyo (fiction and none fiction) waxa ay leeyihiin habab loo tebiyo ama loo weriyo, ama dheh habab loo sheego. Si gaar...

SIRTII XANUUNKA BADNAYD Q.1AAD

SIRTII XANUUNKA BADNAYD Sheeko Gaaban 1 Soddon gu’ oo gaw ah ayaa la joogaa barqadii ibliisku bawdka na ga la booday. Waan xusuustaa, sida saaka oo kale, waxa ay ahayd soddonkii...

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.8AAD

IGU SHEEGA NIN WAALAN Sheeko Gaaban  Q.8AAD   Aroor Isniin ah sagaalkii subaxnimo oo daqiiqado dhimman baan soo istaagay laan bangi bangiyada Australia kuwa ugu waawayn ka mid ahi ku lahaa suuq...

GORFEYNTA BUUGGA “HIBAAD” W/Q: Aw Cabdiqani Xasan Muxumed

GORFEYNTA BUUGGA “HIBAAD”  Weligoodba indheergaradka bulshadu waxay ku foogganaayeen oddoroska aayaha dadkooda, u sahminta nolol wanaagsan iyo weliba inay u gogolxaaraan jiilasha dambe. Wax walba waxay leeyihiin unug ay ka askumaan...

IGU SHEEGA NIN WAALAN Q.7AAD

IGU SHEEGA NIN WAALAN  SHEEKO GAABAN Q.7AAD   Xusuusta sheekada odaygaasi waxa ay ii sawirtay hummaag iga nixiyay oo timaaddadu ii rimman tahay haddii aniga iyo Muna nolol wadaagno. Waxaa hummaaggaasi i daawadsiiyay...

GUY DE MAUPASSANT iyo LABO SHEEKO

Guy de Maupassant waxa uu ahaa qoraa Faransiis ah oo aan qorista iyo falkinta sheekooyinka gaagaaban laga ga dabadhufan. Waxa uu noolaa 1850-1893. Sheekooyinka uu qoray kuwa ugu xiisaha badan...

SHEEKOOYIN