QORMOOYINKII U DANBEEYAY

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 14aad  W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 14aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Fudeyd: Waa galab, ammintu waa casir-gaab, dhalinta xaafad ka mid ah Muqadishu waxaa caada u ahayd 1983di in ay fadhiistaan biibito...

BUUGGA “KULA-LIHI” HAL-XIRAALE MUDAN AQRIS IYO FURFUR W.Q. Shaafici Macallin Axmed

BUUGGA "KULA-LIHI" HAL-XIRAALE MUDAN AQRIS IYO FURFUR W.Q. Shaafici Macallin Axmed                       KULA-LIHI waa dhigane ka kooban 121  bog iyo 14 qormo, waxaa qoray Barbaariye Dr Xuseen M. Cabdulle Wadaad, Gudoomiyaha Xarunta...

AARSI | W.Q. Cabdinaasir-Xiddig

AARSI Guri jiingad ah oo aad ugu dhow gurigeenna ayuu deggan yahay, inkasta oo qoyskiisa intiisa badan aan is naqaano, gaar ahaa gabdhaha la dhashay oo qolkayga TVga ku...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 13aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

                        GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 13aad             W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Ma tole: Cali waa wiil dhallinyara ah oo guur doon ah, xaraaro ay ku heyso hebel oo guursaday...

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan                                         Iyadoo indhaha ku haysa ayay Qamar eegaysaa carruur iskuul u socda oo buugag iyo boorsooyin wata. Waxay qalbigeeda ka leedahay rajo ah in maalin maalmaha ka...

Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac  iyo Tusaale W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi

Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac  iyo Tusaale W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi Af Soomaaligu wuxuu soo maray isbeddello kala duwan. Af Soomaaliga wuxuu ka soo gudbay af oraaheed, wuxuuna u soo...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 12aad W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

  GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 12aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)   Qeybtan waa mathalaad aan ku soo qaadaneyno xaaladaha nololeed ee gurya kala duwan.  Qeybaha dambe ee sheekadan waxa aan  guda...

BUUGAAG IIB AH

SHEEKOOYIN

BUUGAAG IIB AH

MAQAL & MUUQAAL

AF-SOOMAALIGU WAA DHAQAN-SIDE

0
Maqaalkan kooban wuxuu ka jawaabayaa qormo uu qoray saaxiibkay Ahmed Abdihadi, kaas oo uu ku soo bandhigay dood xoog badan. Wuxuu qabaa in manhajka qaranka...

QORAAL + MUUQAAL: Maansada Gablan Oo War-celin U Ah Maansadii Gurbood Ee Ay Curisey...

0
Maansada Gablan waxa curiyey Ibraahiim Cismaan Afrax (Nolosha). waxay jawaab u aheyd maansadii Gurbood ee dhawaan ay tirisey hal-abuurad Hodan Sheekh Cumar. Hodan waxay...

” Dhegeyso” Maansada Galoof W/T Abwaan Muxumad Indhageelle

0
  Waa maanso cusub waxay ka hadlaysaa xoogga ama tamarta ay midnimadu u leedahay ummadda. WT: Muxumad Indhageelle Ka bogasho wacan ------ .....Gu’ya dayr waqey Gabayaan tirshaa Gabbalkii dhacaba Waan goohi uun Uurku...

CURIS