Qubane

JOOJI DIBUDHIGASHADA

Jooji dibudhigashada   Saaka markii aad soo kacday qorshihii aad u soo kacday ma fulisay? Mise qorshe la'aan baad iska soo kacday ka dib na magaalka ayaad iska gashay? Caawa markii...

Baadi goob baahi badan! Q-21AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 21aad Muuse wuxuu bilaabay in uu sii balaarsado awoodiisa gudaha iyo tan dibaddaba, xaashi saacadba saacadda ka dambaysa waxaa gacantiisa ka sii baxayay asxaab fara badan,...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                                KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 19aad Waa sida aan horey qormada ugu sheegayee halka...

Filan waa Q43AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q43AAD       Waxay bannaanka guriga ka maqlayn mushxarad iyo alaas, il bidhiqsiyo kaddibna waxaa u soo gashay hooyaddi, waxayna ugu hambalyaysay in wiilkeedi Cabdicade oo ah da’dii ka yarayd...

Qalbi Qarax💔💔💔. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Qalbi Qarax💔💔💔 😢 😢 😢muddo ayuu daba socday oo dhinac walba ka riixayay sida ay mar uun gacantiisa usoo gali lahayd. Dadaal uma yareyn runtii dhan walba ayuu duulaan ka qaday,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 81aad    1-Saddex wa nolosha qiimaheeda  1 Jacaylka waa nolosha qiimaheeda, dhadhankeeda, kifaaxeeda, farxaddeeda iyo  furfurnaanteeda. 2 Iimaanka waa qiimaha nolosha ugu...

    XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 74aad 

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 74aad                                       1- Khaladku waa khibrad. Khaladku wuxuu kordhiyaa khibraddeena, khbaraddeenana waxay yaraysaa khaladkeena, dadku guushaada ayey eegtaan ee...

Doob gaamuray! Q1AAD W/Q: Bashiir C. Xuseen(Barbaariye)

Doob gaamuray! Q1AAD Waqtigu wuu is gurayay, Diiqii baa ciyay, salaad subaxna waa la tukaday, markaasi ka dib, baalalleyda duusha ee geed fuulka ah ayaa isku darsaday sawaxankoodii jalajalamta ahaa...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.