QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL
(Autobiography vs Memoir)
Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala...
GOOS-GOOS dhiganaha ARXAN-GOYS
Waabaa beryay aan bilicsameyn, waa arooryo aan suubbaneyn. Waa goor hiiro ah, cadceedduna ay dhulka u qeybisay fallaaro aan falxad iyo yiddiilo u sidin aadanaha ku nool...
SHAQAL CULUS iyo SHAQAL GUJAYSAN:
Qabyada Shaqallada Far Soomaaliga
Qore: Cali M. Diini
Maarso 27, 2022
Hordhac
Tan iyo markii Far Soomaaliga la hirgaliyay sannadkii 1972kii waxaa sototay dood ku saabsan qabyada Far Soomaaliga...