GURI NEG
(GUUR) DUCO MISE HABAAR
Q. 2aad
W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI)
Aroosaa miskiin ma ahan!
Aroosaa miskiin ma ahan, weertaan marka laga dhawaajiyo, waxa ay dad badan u arkaan ama...
War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso”
Saaxibtinimadu waa kalsooni dhamaystiran, iyo isku halayn badhaxtiran, taas oo ka huffan dabeecadaha is rogroga ee noloshu wadato....
KALA ARAGTIDUWANAAN (2)
In la wadajiraa danta guud ayaa ku jirto. Wadajirku waa midka awoodda wax wada qabsi, iskaashi iyo iskutiirsanaantaba salka u ah, waana marka intaas oo run ah...
KALA ARAGTIDUWANAAN!
Shaki kuma jiro oo waa biyo kama dhibcaan aragtida tiraa:
″Qof walbaa qumanihiisa ayaa qoorta ugu jiro″ ama dib u jalleec midda kale ee iyaduna tiraa:
″Wixii qof la qumman,...
Faallaynta dhiganaha “Kula-lihi”
W.Q. Abka xaaji Qalinweyne
Inta aan buugga guda galin, nacfiga maggaga badan ee gudihiisa ka buuxa, marka hore waxa aan jecleystay in erayga KULA-LIHI aan is dul taagto...