KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL
Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...
CABDI BASHIIR INDHABUUR
Weli ma u fiirsatay heesaha uu allifay ee uu laxameeyay Eebbe ha u naxariistee Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur?
Ma aragtay sida ay uga duwan yihiin dhammaan heesaha kale...
Gabaygaan magaciisa waxa la yiraahdaa: "TABABBAR" waxa curiyay laashin Xasan Cabdi Abtidoon, waa gabay si guud iyo si gaar ah ba Soomaalida ula hadlaya. Wuxuu na u dhacay sidaan:
Beel...