Laashin, waa mareeg loogu talogalay, kobcinta iyo lafogurka, arrimaha ku aaddan; dhaqanka iyo hiddaha.
Gabay
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q19AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Gabaygaan magaciisa waxa la yiraahdaa: "Qof u yaal" waxa tiriyay: Abwaan Cabdulle Raage Warsame "Taraawiil" (A.U.N.). Gabaygaan wuxuu tiriyay asigoo...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q18AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q18AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Gabayadaan waxa tiriyay: Laashin Cabdulle Raage Warsame "Taraawiil" (AUN). Waa seddex gabay oo kala xilli ah, ujeeddo ahaanna kala duwan....
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q17AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Waa Toddoba gabay oo "Dacwa rabbi la yiraa" iyo hal nikax ama afmeer u ah. Waxa tiriyay: Abwaan Cabdulle Raage...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q16AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q16AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Gabaygaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Soomaalida dadkii hore haddaan dib uga sheekeeyo" waxaa tiriyay laashin: Cabdulle Raage Taraawiil (AUN) wuxuu...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q15AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q15AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Gabagaan magiciisa waxa la yiraahdaa: "Duqa ha loo sheego" waxa tiriyay: Abwaan Cabdulle Raage Warsame "Taraawiil" Eebbe ha u naxariistee....
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q14AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q14AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Guurowgaan magaciisa waxa la yiraahdaa: “Dhulkaanaan gariirine ma jiro hoog kaloo dhiman" waxa curiyay laashin: Caraboow Maxamed Axmed Xasan, laashinku wuxuu...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q13AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q13AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Dhaliil igu jirtaa" Waxaa tiriyay: Abwaan Cabdulle Axmad Maxamuud (Cabdulle Geeda-Naar) wuxuu uga hadlayaa arimmo...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q12AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q12AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Guurowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Soomaali ceebteedu waa curata diimoon" waxaa mariyay Laashin: Caraboow Maxamed Axmed Xasan, waa guurow ka...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q11AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q11AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guuroowgaan magaciisa waxaa la yiraahdaa: "Mahmaahyo" waxaa curiyay, Laahin: Cabdulle Axmed Maxamed (Cabdulle Geedanaar). Laaahinku wuxuu uga hadlayaa waxyaabo badan...
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q10AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”
Tifaftiraha - 0
Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q10AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”Guurowgaan waxaa la yiraahdaa: "Ilaahoow na bixi" waxaa na tiriyay Abwaan Laashin: Muluq (A.U.N.). Waa guurow dhinacyo badan oo nolosha...