Kula-lihi Q. 22aad
Magrintu, iyadu ma wax kalaa oo ka fog doodahayna? Mise, doc kalaan la aadnaa iyada?
Yaanan la aadin meelo kale, ma iyagaaba kala fogba. Haa, minii la rabo...
DUGUL
Q1aad
Saaka si baa wax ka yihiin. Dhiifoonaan ma uu dareemayo caajis balo ahina ma hayo. Ma faraxsana mana xanaaqsana. Xanuun iyo dhaawac muuqda ma uu qabo, balse si buu...
Naftaada dib u hel. Qore: maxamed Muuse Sh Nuur.
Lumid la lumo waxaa ugu xun tan uu qofku lumiyo naftiisa taas oo hadana ay uga sii darantahay isaga oo warba...
Beertii Nagaashaha
Waa Siibad yar oo galbeed ka soo oodan, dhanka barina bursho yar kaga beegan. Qudaar Yaanyo u badan ayaa ka belbelaysa, oo dabayshu si arxan daran u babbinaysaa. ...
Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed
Waxaad ahayd addoomada Alle abuuray midda ugu garaadka badan, marka loo eego aynigaaga. Firfircoonida iyo fool furnaanta ayaad la dhalatay lana barbaartay. Sahra...