Ibraahin-Nolosha

Ibraahin Cismaan Afrax (Nolosha) waa guddoomiye kuxigeenka Laashin, waana qoraa ka faallooda arrimaha bulshada. Wuxuu qoray labo buug oo kala ah: Jamashada Haweenka (2017) iyo MIID (2021). Ibraahin waa hal-abuur suugaanta curiya, sidoo kalena waa laxan-sameeye.
22 articles

TOBAN ILBIDHIQSI | QALINKII DAYAX AXMED-ILAY

Xirsi, tan iyo maalintii aad dhalatay sidan uun bay wax ahaayeen, xaafado laga baroorto, geeri, gunnimo iyo goblan uun baad ku gurguuratay kuna garaadsatay. Waligaa cid ku tukhantukhisa mooye ma aad...

Kula-lihi | Q. 22aad | W.Q: Dr. Xuseen M. Cabdulle

Kula-lihi Q. 22aad Magrintu, iyadu ma wax kalaa oo ka fog doodahayna? Mise, doc kalaan la aadnaa iyada? Yaanan la aadin meelo kale, ma iyagaaba kala fogba. Haa, minii la rabo...

Habeen kaama tagin! W.Q: Maxammad Haybe Axmed

Dadka qaar marka ay arkaan dad kale oo guuleystay, waxa ay naftooda u sheegaan inaanay iyagu guuleysan karin. Haddii uu arko qof kale oo jaamacad ka baxay, kaasi oo soo...

GORFEYNTA BUUGGA JAMASHADA HAWEENKA – W.Q: DR. FARAX SHEEKH CABDIRISAAQ (ZEDRA)

Buugga jamashada haween ee uu qoray Ibraahin Nolosha waa dhigane qiimihiisa iyo qaayihiisaba wata. Mawduucyada siraana xiisa gaara iyo xamaasad gooniya ayay xanbaarsan yihiin. Waxyaabaha cajiibka ah, ee uu qoraaga...

DAACADNIMADA – W.T: IBRAAHIN-NOLOSHA

Nin boqor ah baa u yeeray saddex ka mid ah wasiirradiisa oo ahaa raggii ugu muhiimsanaa taliskiisa. Mid walba jawaan ayuu u dhiibay isaga oo ku amray in ay...

MAXAAN U JECLAHAY HADRAAWI? W.Q: CABDISALAAN-CEERYAAMO

"xusuus baa geela lagu xera geeyaa" sida hore ba loo yiri—murtidaas macnaha weyn leh,  ayaa dib iigu celineysa waayeheygii keynta iyo kadeedkii geel-jirnimada ee aan ku soo kacaamay. Waa ...

GEEDKA JANNADA| W.T: Ibraahim Nolosha

Abuu Daxdaax Allaha ka raalli noqdee oo la jooga Nabiga ﷺ ayaa waxaa Rasuulka u yimid wiil yar oo agoon ah. Wiilku wuxuu ka cabanayey nin deriskiisa ah. Derbi...

WAX BAAD KA TAGTAY| W.T: Ibraahim Nolosha

Wiil baa aabbihiis u kaxeeyey maqaaxi wax laga cuno. Aabbuhu waa da' socodka ayaana dhibaya. Tabar badan ma leh taas oo ay u sii dheer tahay leelleemo. Markii ay...

SHEEKOOYIN