Ibraahin-Nolosha

Ibraahin Cismaan Afrax (Nolosha) waa guddoomiye kuxigeenka Laashin, waana qoraa ka faallooda arrimaha bulshada. Wuxuu qoray labo buug oo kala ah: Jamashada Haweenka (2017) iyo MIID (2021). Ibraahin waa hal-abuur suugaanta curiya, sidoo kalena waa laxan-sameeye.
16 articles

QOOMIYADDA KHOISAN (CALI-BEESTAAN)

MAXAAD KA TAQAANAA QOOMIYADDA KHOISAN-KA/CALI-BEESTAANKA? Khoisan, waa mid ka-mid-ah bulshooyinka ugu facawayn ee ku dhaqan qaaraddeena Afrika, gaar ahaan bartamaha iyo koonfurta. Waa qoomiyad asal ah oo aan isir ahaan...

MAANSADA XUSEEN WAA LAMAHURAAN | W.C: DRS. FARAX SH. CABDIRISAAQ “ZEDRA”

Hoggaan kii laashinoow Mar kale na hoggaamiyoo Hormood lagu faana iyo Horseed jira noo ahoow Xuseen, ruux lagu hirtiyo Haldoor nagu qaayaliyo Halyay baad noo tahoo Hibaanu ku raacinnaye Hal-hays qaran noo ahow. Higgaadda qoraalladiyo Habaynta dhigaalladiyo Hiddaha dhaqankeena iyo Afkeenna...

GUDDOOMIYAHA LAASHIN 2022-2024

Shalay waxaa la doortay guddoomiyaha Laashin ee xilka hayn doona labada sano ee xigta, si loo dardargaliyo howlaha lagama maarmaanka ah ee na horyaalla. Xubnaha Laashin oo kala jooga...

BUUR-KACAAN | W.Q: CABDISALAAN-CEERYAAMO

Ma ahayn in laga cabsado araggiisa, waxa ay ahayd in lagu farxo muuqiisa. Ma ahayn in uu dilo saydigiis, waxa ay ahayd in uu wax badan akhriyo si uu...

HANUUN | CABDISALAAN-CEERYAAMO

Dr. Mustafa Maxamuud, horaantiisii waxa uu ahaa Alle-kood in ka badan soddon sannadood Ilaaheey raadinayay; balse markii dambe soo helay. In kastoo aanan doonayn in aan Sooyaalkiisa nololeed ka...

Taariikhda Jiim Sheekh Muumin | W.Q: Ibraahin-Nolosha

Dal waliba waxa uu leeyahay halyeeyo faneed oo darajadaas ku gaara dadaal iyo karti dheeraad ah. Go'aanka ku biirista iyo xulashada waaxyaha kala duwan ee fanku waa mid aad...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.