Maxamed Muusa Nuur

398 articles

Naftaada dib u hel. Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur.

Naftaada dib u hel. Qore: maxamed Muuse Sh Nuur.  Lumid la lumo waxaa ugu xun tan uu qofku lumiyo naftiisa taas oo hadana ay uga sii darantahay isaga oo warba...

Aqbal tilmaantaada dhabta ah. Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur

Aqbal tilmaantaada dhabta ah. Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur Waan aqbali karaa in la igu tilmaamo waxa aan ahay maxaa yeelay, waaba ahay, oo qofka ama kooxda tilmaantaas isiisay waxay...

Mudnaan sidee ku yeelan kartaa? Qore: Maxamed Muuse Sh Nuur

Mudnaan sidee ku yeelan kartaa? Waa is waydiin ifiinaysa baahida uu qof walba u qabo yeelashada mudnaan ay dadka ku xushmeeyaan kuna qaddariyaan. Waa dabceecaddeena in ay jiraan wax si guud...

Isbaddalka ku saameeya. By Maxmed Muuse Sh. NUUR

Isbaddalka ku saameeya. In wax is baddalaan mar walba waa naruuru iyo nafis noolaha oo dhan ay ku dareemaan istareex iyo ka gudbid ay ka gudbayaan xaalad una gudbeen...

Baadi goob baahi badan! Q-22AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 22aad Kadib dhimashada Ciise doonyaale waxaa is bahaysi gaar ah yeeshay maryan, haajir, c/ rashiid iyo dhamaan kooxaha ganacsi ee xaashi la xulufo ahaa hadana hubaysnaa. Waxaa...

Baadi goob baahi badan! Q-21AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 21aad Muuse wuxuu bilaabay in uu sii balaarsado awoodiisa gudaha iyo tan dibaddaba, xaashi saacadba saacadda ka dambaysa waxaa gacantiisa ka sii baxayay asxaab fara badan,...

Baadi goob baahi badan! Q-20AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 20aad Waxaa soo caga dhigtay magaalada uu xaashi ku amar taagleeyo Muuse oo u soo muuqda awood aan sinnaba lagu celin karayn oo wax uu ka...

Baadi goob baahi badan! Q-19AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 19aad Qoyska reer xaashi dhaqaal xumo daran ayaa kusii badanaysay taas waxay sababtay in wax badan ay waayaan hanti badan oo ma guurta ahna ay dib...

Baadi goob baahi badan! Q-18AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 18aad Waxaa socday dadaal walba oo xaashi xabsiga looga soo saari karo, maryan waxay la wadaagtay c/ rashiid in telkeeda uu ka jeebsiibay nin ay tilmaan...

Baadi goob baahi badan! Q-17AAD W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

Baadi goob baahi badan!!! Qaybta 17aad Mahad oo jacayl u qabay ilhaan isla markaana ahaa nin dhaqan xun ayaa xooga saaray sidii uu ilhaan ku hanan lahaa isaga oo sirta guurkeeda...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.