Cali M. Diini

124 articles

NIN HABAARAN W.Q Seynab Xaaji (Ugbaad)

NIN HABAARAN   Beri hore ayuu sidan oo kale u daalay. Beri hore, hore. Beri aan dhoweyn. Sidii berigaas ayuu dharaarta idilkeeda ku dhammaystay qalalaase iyo qaylo. Rabshaddii uu saaka salaaddii...

DUGUL Q.6AAD

DUGUL Q.6AAD   Dugul waxaa la seexiyay isbitaalka si loogu dabiibo oogadiisa gubatayna loogu dhayo, dhakhtarkii dhayayay waxa uu go’aamiyay in Dugulka isbitaalka lagu hayo ilaa amar dambe, inta uu asagu ka...

ISMA-GARAN| W/Q: Seynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

ISMA-GARAN! Sheeko gaaban Buug uu dhabta ku haystay ayuu laabay oo sara u eegay cidda iriddiisa soo joogsatay. Tuugo iyo qafalxumo kale ayuu iska jirayay. Kolna taladiisa kuma darin, saacaddaas ayuu...

DUGUL Q.5AAD

DUGUL Q.5AAD Tan iyo maalintii ay Dugul iyo gabadhiisa Maryan dhexmartay dooddii ku idlaatay maydka waa in karfan cad lagu duugo, iyo mayee midabka karfantu muhiim ma aha, Dugul waxaa...

DUGUL 4AAD

DUGUL Q4AAD   Subax asaga oo qolkiisa hurdada ku jira oo shaqatag isu diyaarinaya ayuu maqlay dood adag oo u dhaxaysa gabadhiisa Maryan iyo wiilkiisa Cutayba. Dooddu waxa ay la xiriirtay Soomaalidu...

SIDEEN BUUG U QORAA? 

SIDEEN BUUG U QORAA? Sideen qoraa ku noqdaa? In badan baa labada waydiimood ee kore la i waydiiyay. Dadka waydiimahaas i soo waydiiyay waa dhallinyaro akhrisay wax aan qoray, gaar ahaan...

DUGUL Q3AAD  

DUGUL Q3AAD   Haddii uu horay u ahaa hantiwadaage iyo shuuci u geyfan faafinta iyo difaaca aragtiyahaas, shilkii kalaabka ka dib Dugul nafsad ahaan buu u nacay joogista Ruushka. Haddii uu horay...

DUGUL Q2AAD

DUGUL Q2aad   Dugul oo xammaasaddiisu cirka ku shareeran tahay baa ku xarooday kulliyad ciidan oo Moosko u dhow halkaa oo ay uga bilaabatay nolosha dhawr gu oo tababar maan iyo muuqba...

DUGUL

DUGUL  Q1aad Saaka si baa wax ka yihiin. Dhiifoonaan ma uu dareemayo caajis balo ahina ma hayo. Ma faraxsana mana xanaaqsana. Xanuun iyo dhaawac muuqda ma uu qabo, balse si buu...

SHEEKOOYIN

DUGUL Q.6AAD

DUGUL Q.5AAD

DUGUL 4AAD

DUGUL Q3AAD