Cali M. Diini

132 articles

Allow yaa beer saar saarto

Allow yaa baar saarsaarto" Nin baqiil ahaa, ayaa guursaday naag hilib jecel, xoolo waxa uu ka heystay Tiro Ariya iyo dhowr sacaad oo irmaan ah iyo rati uu ku guuro....

Filan waa Q14AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

FILANWAA Q14AAD Maxamed xili maqribkii ah ayuu xaafadda ku soo laabtay isagoo aad ugu xiiso qaba codkii dabacsanaa ee deeqa, markuu guriga yimid, wuxuu damcay inuu waco lambarkii Deeqa,...

BAARIS AKADEMIYEEDKA CILMIGA BULSHADA: CASHARKII 13AAD

Wareysiga Madaxda Casharkii laba iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay aaladda wareysiga. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa sida uu cilmibaaruhu u wareysan karo dadka madaxda ama siyaasiyiinta rugcaddaayaasha...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 12aad

AALADDA WAREYSIGA Casharkii koow iyo tobanaad waxa aynu ku soo baranay hab baarineedka tayada, iyada oo kooban. Casharkan waxa aynu ku baran doona aaladda wareysiga (Interview), oo ka mid...

Mushkiladaha Soo Ifbaxaya Waqtigan

Maxaa inoogu soo bixi kara haddaynu ka gudubno dhawaaqa aynoo fidinayaan kuwa ku xasila qummanaanta maskax miiradka? Muhiimad inooma laha inaynu ku baraarugno qalalaasaha qarsoon e, ay fidinayaan dad loo...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 11aad

Hab Baarineedka TayadaCasharkii tobanaad waxa aynu ku soo baranay hab baarineedka tirada ama nambarada (Quantitative Research Methodology), iyada oo kooban. Casharkan waxa aynu ku baran doonaa hab baarineedka tayada...

Ukuurgalka Weydiimaha! W/Q: Jamaal Cabdinaasir

Ukuurgalka Weydiimaha!Ogaanshaha halka ay ku kala baxaan saadka iyo hilowga ayaa ah hab tix raac looga baahan yahay qof inuu ku baraarugo safka uu kaga jiro nolosha. Nolosha micnaheeda...

HOW THE NETHERLANDS FEEDS THE WORLD

 The Netherlands has become an agricultural giant by showing what the future of farming could look like. The great indoors provides optimal growing conditions for lettuce and other leafy greens...

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada: Casharkii 10aad

Habka TiradaCasharkii sagaalaad waxa aynu ku soo baranay labada hab cimibaarineed, kuwaas oo loogu adeegsi badan yahay, marka la joogo cilmibaarista. Casharkan waxa aynu si gaar ahaaneed ugu falanqayn...

SHEEKOOYIN

Cart
  • No products in the cart.