DAGAALKII ADWA
1896
"Dagaalkii Adwa wuxuu ahaa mid ka mid ah dagaaladii ugu caansanaa ee uu Talyaanigu ku galo Afrika. Wuxuu u dhaxeeyay Boqortooyadii Xabashida iyo Imbaraadooriyaddii Talyaaniga. Ku dhawaad...
Guy de Maupassant waxa uu ahaa qoraa Faransiis ah oo aan qorista iyo falkinta sheekooyinka gaagaaban laga ga dabadhufan. Waxa uu noolaa 1850-1893.
Sheekooyinka uu qoray kuwa ugu xiisaha badan...
QOFKAHADAL iyo ISKAHADAL
(Autobiography vs Memoir)
Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala...
DHAMBAALLADII CABDULLAAH CIISE (7)
....................................................................
KU:
Chairman, First Committee
United Nations General Assembly
Lake Success, New York
Oktoobar 14, 1949
Gacale Mudane.
Tan iyo markii uu furmay kalfadhigan guud ee Qaramada Midoobay, dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan...
DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (6)
.....................................................................
MEMORANDUM KU SOCOTA QARAMADA MIDOOBAY
KA NA TIMID ERGADA SOOMAALIDA
KU NA SAABSAN MUSTAQBALKA EX-ITALIAN SOMALILAND
September 19, 1949
Annaga oo ah Somali Youth League iyo Xamar Youth Club, matalayaasha...
DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (5)
Statement by Abdullahi Issa,
Representative of the Somali Youth League and Hamar Youth Club,
Before the First Committee, General Assembly, United Nations, October 7, 1949
Mr. Chairman, Honorable Members
Waxaa...
DHAMBAALLADII CABDULLAAHI CIISE (4)
October 22, 1949
Annaga oo ah matalayaasha aqlabiyadda dadka Soomaaliyeed ee mustacmaraddii hore ee Talyaaniga waxa aan si cad u diiddannahay go’aankii nasiibdarrada ahaa ee aqlabiyadda guddi-hoosaadkani...