NOOFALKU MA AHAN MAALAAYACNI
Ayaan dhawayd waa tii ay taagnayd dood kulul oo ka dhalatay buugga: QAB iyo QUURSI, dooddaas oo aan filayo in dadka dhaliyay ay ahaayeen dad aan...
HANIBAAL MA SOOMAALI BUU AHAA?
Q2aad
Aasaaskii Qardiijiya (Carthage)
Sida aan horay u sheegnay dawladdii Qardiijiya waxa ay caan ku ahayd baayacmushtarka iyo ganacsiga qararafka ah ee reer Qardiijiya ku gaalabixin jireen...
HANIBAAL
(Q1aad)
Waxaa la qirsan yahay in Hanibaal, Julias Caesar iyo Alexander The Great ay ahaayeen saddexda Jeneraal ee mid afareeyaa uusan soo marin dunidii hore.
Inta aynaan gudagelin werinta taariikhda Hanibaal...
I D A H A
Waxay kamid yihiin boqortooyada noolaha (Animal Kingdom). Bahda lafdhabarleyda ah (Chordata). Gaar ahaan bahda naasleyda (Mammalia). Iduhu waxay Ku jiraan bahweynta Qanjaafileyda ama se raafyarta...
KACDOOMINTA DHAANTADA ee CALI DHAANTO iyo AXMED BUDUL
Dhaantadu waxay ka mid tahay suugaanta qaddiimiga ah ee Soomaalida waxay na la fil tahay gabayga, guurowga iwm, haddii aysan ba ka...