Cali M. Diini

138 articles

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon). Haa, sidee lagu helaa qof aad dooneyso, ogeyna in uu ku doonayo?. Naftaydu waxa ay ku jirtaa dagaal, waxa ay dhex...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD Tan kale Saaxiib waayo aragnimo ka qaado, jacaylka kugu dhacay, ragga kula jaalka ahna qisadaada u weri si ay cashar ugu noqoto, kolay raggu waa...

MAXAA KA HORTAAGAN INAAD HORUMAR SAMAYSO?

Maxaa kaa hortaagan inaad Horumar sameyso? Dabcan dad badan waxay isbedel u sameyn waayeen, waxaa jira waxyaabo dib u celinaya, kana hortaagan inay gaaraan horumar la taaban karo. Halkan hoose...

WANAAG IYO XUMAAN MIDKEE AYAA AAD FILATAA? BY: CABDULLAAHI NUUR COLOMBO

Wanaag iyo xumaan midkee ayaa aad filataa? ====================================   Nin xigmad badan ayaa fadhiyey waddo tuuladiisa laga soo galo. dabeedna nin socoto ah ayaa u yimid oo waydiiyey ``Waxa aan doonayaa in...

DIGNIIN IYO DARDAARAN BY: YAXYE CAAMIR

  Run Miyaa? Ma ogi. No.191   Jacfar yare ayaa yiri: Hal Geed waxaa laga sameyn karaa 1000 Xabo oo Taraq ah, laakin hal Xabo oo Taraq ah ayaa gubi kara 1000 Geed. Hal...

DIB-U-ARAGGA SANADKII TEGAY EE 2018

"Haddii akhrisku yahay cuntada maskaxda, akhriso buuggaagta" -Mudanist Sanad walba wax baan ku xusuustaa. Kii 2017, waxaan ka helay boholyow akhris. Waa sanadkii aan dhex maquurtay badweyn akhris. Waan is-helay sanadkaas,...

SHEEKADAYDA

  Waan ashqaraaray markaan dib ugu soo laabtay guriga. Muuqaalka, carafta iyo dareenka waa iskummid. Waa markaan ogaaday in dadku isbeddelay laba qof mooye: aniga iyo hooyo. Waa boqorad dhuxulmadow...

“MACALLIN, HAB KA AAD WAX U WADDO MA CADDA.”

Hadalkaas waxaa igu dhahay laba fasal oo ka mida fasalada laba jaamacad. Waan ka fikiray ilaa aan ku sig tay in aan beddelo habka barasho ee aan ku socday,...

FARXADDU IIB MAAHA Q/15AAD

FARXADDU IIB MAAHA Q/15AAD Odayadii iyo wiilkii yaraa markii la marti sooray kaddib ayuu Keyse weyddiiyay bal in ay u sheegaan magaca wiilkaan Aabbihiis, waxa ay ku dhaheen waxa la...

FARXADDU IIB MAAHA Q/14AAD

FARXADDU IIB MAAHA Q/14AAD Dhan kale Keyse waa uu tabar galay Hooyadiis Degan Xaaji waxa ay ugu sheekeyn jirtay Aabbihiis iyo halkii uu ku danbeeyay iyo habeenkii isku aragti danbeysay...

SHEEKOOYIN