Qormooyin

Hambalyo Bisha Ramadaan

  Waxa bilanaysa bishii Barkhadeed ee Ramadaan Beri oo Isniin ah dhammaan bulshooyinka Muslimiinta. Bahda Laashin waxay hambalyo u direysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel ay joogaan dal iyo Dibad. Hambalyo Eebbe haynaga...

FOOLAADKII FALSAFADDA & ARAGTIYAHOODI (2)

FOOLAADKII FALSAFADDA & ARAGTIYAHOODI                (2) SUQRAAD KA HOR Qaybtii koowaad ee taxanahan waxa aan uga soo hadalnay macnaha falsafadda iyo meelkasoojeedkeeda. Qaybtan labaad waxa aynnu ku eegi...

ALBAABKII SOO MA NOQOSHADA

ALBAABKII SOO MA NOQOSHADA Markii ay gumaystayaashii reer Yurub ku habsadeen dhulalkii kala duwanaa ee Afrika, waxaa jira dhacdooyin aad u foolxun oo laga diiwaan galiyay deegaannadaas. Waxay gumaadeen...

FOOLAADKII FALSAFADDA & ARAGTIYAHOODI (1)

FOOLAADKII FALSAFADDA & ARAGTIYAHOODI (1) waxaa qoray Cali M. Diini   Gogoldhig “Falsafaddu si dhib yar bay ku jiirtaa xumaha tagtada iyo timaaddaada, laakiin waxaa legda xumaha taaganta (Philosophy triumphs easily over past, and...

SIDEE BUUG LOO GORFEEYAA?

SIDEE BUUG LOO GORFEEYAA? Qore: Cali M. Diini    Buug gorfeyntu faa'iidooyin door ah ayay leedahay: mar waa buundo isku xirta qoraha iyo qoraaga, ama buugga iyo akhristaha, mar na waa toosh...

NABADGALYO ROODHIISIYA W.Q. Cabdinaasir Xiddig

NABADGALYO ROODHIISIYA W.Q. Cabdinaasir Xiddig  Qormadaan waxaan ku dul-istaagayaa warbixin muuqaal ah oo aan ka daawaday barta YouTube-ka ee ThemesTV, taasi oo laga sameeyay is-badalkii waynaa ee sanadkii 1979-kii ka dhacay...

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD

Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD Markii Islaantii wiilka Umulisay wiilkii ogaatey inuu xog mooge yahay ayay tidhi. Wiiloow godob baan kaa galay adiga iyo hooyadaaba, Aabbahaa ayaanna igu jujuubey...

Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD

Taf aan dhalin Dharabi ma qabato Q2AAD. Haweenaydii waxa ay yeeshay dhagartii loo hadoodiley, Tii la rabayna waxa ay u riyaaqday in loo dhacay ilmo aysan dhalin. Dhibka oo dhana waa...

WAA LABO ADDUUN | W.Q. Cali M. Diini

WAA LABO ADDUUN W.Q. Cali M. Diini   Waa uu ka naxay. In kasta oo uu arko in shaqadu biyaajo dheer tahay haddana waa uu ka naxay; magaca meesha ay taal iyo...

Faalleyn kooban buugga: GODOB IYO GEERI| W/Q: Borofaysar Cabduqaaddir Ruumi

Faalleyn kooban buugga: GODOB IYO GEERI| W/Q: Borofaysar Cabduqaaddir Ruumi Qisada buugga Godob iyo Geeri waa muraayad laga dhex arki karo dhaqanka sooyaalka ah ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan wada...

SHEEKOOYIN