Hambalyo Bisha Ramadaan

 


Waxa bilanaysa bishii Barkhadeed ee Ramadaan Beri oo Isniin ah dhammaan bulshooyinka Muslimiinta.

Bahda Laashin waxay hambalyo u direysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel ay joogaan dal iyo Dibad.

Hambalyo Eebbe haynaga aqbalo Soonka iyo cibaadada oo idil.

 

SHEEKOOYIN