IIDSAN OO SUUBBAN!

Iidsan oo suubban!

Bahda LAASHIN oo isku duubani waxay ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilashada bisha SOONFUR iyo iidul-fidriga.

Bahda LAASHIN oo kala jooga guud ahaan daafaha carra-edeg, waxay idin leeyihiin, bash-bash, baraare iyo barwaaqo ku iida. Cibaadooyinkii aan mudda 30-ka maalin ah soo wadnana Alle ha naga aqbalo idil ahaanteenba.

Farxad ku iida, nabad ku iida, sama ku iida!

Maamulka Mareegta iyo Madbacadda LAASHIN

SHEEKOOYIN