Qaado go’aan quman!
Ma jirtaa arrin aad kari wayday maskaxdaaduna ka noogtay in ay go’aan cad oo wax tar leh ka qaadato? ma leedahay habdhaqan aad neceb tahay aadna tahli...
Filan waa Q43AAD
Waxay bannaanka guriga ka maqlayn mushxarad iyo alaas, il bidhiqsiyo kaddibna waxaa u soo gashay hooyaddi, waxayna ugu hambalyaysay in wiilkeedi Cabdicade oo ah da’dii ka yarayd...
Muwaadinka habacsan
Etienne de la boetie oo ahaa philosopher faransiis ah waxa uu buugiisa (The Discourse on Voluntary Servitude) ku xusay:
"Kolkii ay waddan la soo daristo caburin ama takrifal daba...
GARBADUUB Q11AAD
Guhaad ayaa isaga oo raba inuu laabta u qaboojiyo wadnahana u adkeeyo ku yiri “Adeer Diriroow igana waayo aragsanid igana xog ogaalsanid, balse, ogoow in ay iman doonto...
GARBADUUB Q7AAD
Maalintii Sabtida ayaa qof weliba dhankiisa ka soo aaday Dugsiga, kaddibna Guhaad illeyn waa nin dan lehe, waa ka hor xerooday, isagoo doonaya in aysan dhicin inay kulmaan...