Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Login
Facebook
Twitter
Youtube
Hoyga
Qoraallo
Qormooyin
Sheeko
Curis
Suugaan
Gabay
Geeraar
Maanso
Hees
Shirib
Saar
Masafo
Buraanbur
Maqal & Muuqaal
suugaan
Ruwaayad
Qubane
Bahda Laashin
Nagu Saabsan
Nala Soo Xiriir
Search
Hees
Hees
Tixda: Tacliin Tirintii: Cabdi Nuur “Waddani”
Maamulka Laashin
-
November 2, 2015
0
Tixda: Tacliin Tixmaal iyo maahi Abwaan tarar dheere Waxbeygu tawiilay Inaan tirsho maanso. Tubaal dheri saaran Inuu taqtaqeeyo Tallaahi dhab weeye. Tifoow iyo Tiibbi Ninkii lagu tuuray Inuu asna taaho Tabtaasina waa dhab. Tasoow nin ahaaday Inuu tuhun qaado Miyaa turjum dooni! Tif baa...
SII AQRI
Hees
Heesta: Qarax! Curiye: Bashiir M. Xersi
Maamulka Laashin
-
July 26, 2015
0
Heesta: Qarax! Ummad qalan Bulsho qaaran Qooro beeshay Qolalkooda Qolqolkooda Qaarodkooda Qaraddooda Ka qixiye Qar ka tuure Kaam qaxooti Ku qubaaye. Qarxi dadka Qumbalado Miino qucle Qajajacle Qababacle Qac ku siiye Qandac kulul Qaacya uuro Qaylodhaanta Is qabsata Ku qoslaaye Nafta qale Qoor ka gooye Qatli gayste Qaarijiye Qulubqulub Qulqulato Qalalaase Qas abuure. Qof naftiisa Qarxinaaya Nafti qale Qof kaleeto Uma qiilsho Ka qafiifi Dhibya qaxar Kama...
SII AQRI
Hees
Heesta; Bile, Bilan iyo Bisha Rabadaan Curiye; Bashiir M. Xersi
Maamulka Laashin
-
June 19, 2015
0
Heesta; Bile, Bilan iyo Bisha Rabadaan Soon suubban, samo wacan iyo soor dhadhan leh. Sidoo kale, Af haysi suubban, ajar badan iyo aqbal wacan. Anoo Bile ahoo Baraare adduun Barwaaqo ku nool Haddaan Bilan...
SII AQRI
Hees
Heesta: Qoor iyo xeralaay!
Maamulka Laashin
-
May 10, 2015
0
Heesta: Qoor iyo xeralaay! Soomaali qabweyn Soomaali qalbila' Soomaali qardaran Soomaali qarriban Qalin diiddooy Qori wadatooy Qowlkii EEBBIYO Qayrka xooraay Isma qaaddooy Walaalkeed qala Hadba labo qolo Isku qoomaay Nin dantiis qumay U qanbaanaay Qulqul socotooy Qaxooti indhala' Kaam qurmoon iyo Qurbe joogyahay Qadaf iyo caay Ku qaxweeyaay Qoor iyo...
SII AQRI
Hees
Heestii Dhagarqabe South Afrika, Codkii Cumar Shariif.
Maamulka Laashin
-
April 28, 2015
0
Erayadii Cabdiraxiin Hilowle Galayr Laxamkii Axmed Yaasiin Codkii iyo Muusigii Cumar Shariif Duubistii Studio Cumaraani.
SII AQRI
Hees
DAAWO Heesti TOOYO ee Codkii Gaadaco iyo Faysal yare
Maamulka Laashin
-
October 14, 2014
0
SII AQRI
Hees
Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey.
Maamulka Laashin
-
September 22, 2014
0
Daawo Hees macaan Cumar shariif iyo caddeey. Heestan ayaa ah hees ay ku luuuqaynayan labada fannaan ee reer Switzerland waa hees aad u macaan oo macne badan bixinaysa Heestan ayaa ah...
SII AQRI
Hees
Sahra (Hees walwaaleed) Curiye; Maxamed Cilmi Dhicisow
Maamulka Laashin
-
September 22, 2014
0
Sahra (Hees walwaaleed) Hees walwalaaleedka ama heeso hawleedku waa qayb fac wayn, oo ka mid ah dhaqanka iyo hiddaha soo jireenka ah ee Soomaaliyeed. Waxa ay ka curataa hawl ka fog...
SII AQRI
Hees
Heestii Hooyo iyo Codkii Maandeeq Nuur Garaash
Maamulka Laashin
-
September 8, 2014
0
SII AQRI
Hees
Heesta; GUULEED HURDOOW
Maamulka Laashin
-
August 25, 2014
0
Heesta; GUULEED HURDOOW Xareedintii; Xareedo Ismaaciil "Duniyo" Halkan hoose ka daawo;
SII AQRI
1
2
3
Page 2 of 3
SHEEKOOYIN
BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD
October 29, 2024
CAWRALA IYO CALI-MAAX
October 15, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 2AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 24, 2024
BOOLI BARAKAYSAN Q. 1AAD | W.Q. Cali M. Diini
August 16, 2024
JACAYLKII MULLIYO IYO XUSEEN MEECAAD
July 20, 2024
Taf aan dhalin dharabi ma qabato Q3AAD
November 22, 2023
Cart
Your cart is empty!
Return to shop