suugaan

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q13AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)Waxaan wali bartanka uga jirna qormadeynii taxanaha aheyd ee "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" sidaan horeba u sheegnay qeybtaan waxaan kusoo qaadan doonnaa,...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

 Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q12AAD Halqabsiga Shiribka.Waxaan weli ku guda jirnaa kala hufkii iyo kala haadinti qormooyinkii ku saabsana "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka" ee taxanaha noo aheyd. Marka haddii ay...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q11AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD Haddii aan kasii amba qaadno qormadeynii taxanaha aheyd ee aan uga hadleynay "Xeerka iyo Xigmadda Shiribka"Annagoo wali tirayntii bartanka kaga jirna, qeybtaana waxaan kusoo qaadan...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q10AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Haddii aan kasii  wadno qoraalkeeni iyo faaqidaadii iyo falanqeyntii "Xeerka iyo Xikmadda Shiribka" maadaama aanay noo dhammaan tireyntii aan uga hadleeynay xeerarka loo maro Shiribka iyo inta Farac ama...

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Jalaato)

Tuugsigii dadbanaa Q6AAD Waxaan ku dhahay, bal waxa faahfaahin ma iga siin kartaa, arrintii maanta iyo masaajiidka aan kulanay? Waxa uu yiri haa, balse waxaan ka jeclaa inaan qoraal ahaan...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q9AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Haddaan hore u sii wadno tireyntii aannu ku jirnay, Xeerka iyo Xikmadda Shiribka. Tiradaan waxaan ku soo qaadaneynaa tira ku cusub Xeerka shiribka waana tallaab kale oo hore loo...

Gabayga Maardhood W/T Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)

 Gabayga MAARDHOOD    Gabayga Maardhood waxaa curiyey  Hal abuurka  da'da yar ee Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)  Waa gabay  guubaabo iyo  wacyigelin ah, oo uu kula dardaarmayo Bulshada Soomaaliyeed  iney qayb ka qaataan,...

70 Sanno ka hor iyo Maanta Soomaali waa isku Qaab! W/Q: Xasan Aadan Hoosow

70 Sannadood ka hor iyo Maanta Soomaali waa isku Qaab!Shidaal Baaristii ugu horreysay Dhulka Soomaaliya: Sir iyo caddeymo ay qoreen CIA iyo Chigaco Tribune oo faahfaahinaya waxa dhacay! Sida uu...

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q8AAD Haddii aan kasii amba qaadno halkii ay noo joogtay. Qormadeynii Xeerka iyo xikmadda Shiribka, maadaama aan tireyntii wali noo dhamMaan waxaan qormadaan ku soo qaadaneynaa...

Gabayga: “Wayrax” Curiye: Abwaan Maxamad Xuseen Faarax

Gabayga: Wayrax Waswaas beerka, wax xun faafintiyo, wiirsi dhagarayntaWaraf tuurka, caay weerarkiyo, been la wadanwaadkaDulmi wahanka, waaw qayladiyo, eed walaanwalintaWalaac muranka, xujo weecadkiyo, laba wejiileyntaWiswis gelinta, hadafkii walbaba, ee waqti...

SHEEKOOYIN