KALA ARAGTIDUWANAAN (2)
In la wadajiraa danta guud ayaa ku jirto. Wadajirku waa midka awoodda wax wada qabsi, iskaashi iyo iskutiirsanaantaba salka u ah, waana marka intaas oo run ah la isla helo in la yiraa:
”Berberka ay ka baxdaa waa bakayla galeen” middaas oo loola jeedo adigu taada qabo anna tayda igu daa, taas oo haddana noqonayso:
”Iskaashato ma kufto”.
Haddaba, si loo xaqiijiyo himilooyinka iyo ujeedkaa fog ee hadafkiisu yahay in uu mirodhalo xaqiijintiisa, maxaa bud-dhig u noqon kara?
La soco Q.xigta
Xuseen M.Cabdulle ”WADAAD”