Gud. Xuseen

37 articles

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q. 4aad

                 Guri-Neg (GUUR) DUCO MISE HABAAR?            W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q.4aad Dhisid iyo dumis. Guri lamaanihiisu dhisnaan ku dhameysto waqtiga noloshooda, waxaa lagu helaa afar...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 3aad

Guri-Neg (GUUR) Habaar mise Duco? (Q.3aad) W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Guur la galo cimriga hore ama lagu guursado da’ yar ahaan, dhinaca wiilka iyo gabadhaba wuxuu qeyb ka noqan karaa guusha...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W.Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud ‘SIYAASI’ Q. 2aad

                                                       GURI NEG                                      (GUUR) DUCO MISE HABAAR Q. 2aad W.Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud 'SIYAASI'   Aroosaa miskiin ma ahan! Aroosaa miskiin ma ahan, weertaan marka laga dhawaajiyo, waxa ay dad badan u arkaan ama...

GURI NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W.Q. Cabdullaahi Macallin ‘Siyaasi’ Q. 1aad

                                Guri-Neg                     “Guur” Duco mise Habaar? Guur waa halka uu Calafkaaga ku dhigo. Guur waa calaf iyo nasiib. Guur walba, guul iyo...

MAANSO (BAHDA LAASHIN) ERAYADA DR. ZEDRA SHEEKH

Bahda laashin waa Baro lagu nastoo Cilmi baaxad wayn Dadka noo bartoo Ilayskii baxee La bidhaansaday Bulshadaba u tahay Bahda laashin waa Bud dhigii afkiyo Dhaqankii bilnaa Burjigii hayeen Laga baaqan karin Bahda laashin waa Bidixdiyo gacmaha Isu baahanoo Dhalin iyo bar baar Intay baacisee Badhi...

WAR-HOY GARO (QOFKA AAD LA SAAXIIBAYSO) Dr. Zedra Sh.Cabdirisaaq

War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso” Saaxibtinimadu waa kalsooni dhamaystiran, iyo isku halayn badhaxtiran, taas oo ka huffan dabeecadaha is rogroga ee noloshu wadato....

KALA ARAGTIDUWANAAN(2) XUSEEN WADAAD

KALA ARAGTIDUWANAAN (2) In la wadajiraa danta guud ayaa ku jirto. Wadajirku waa midka awoodda wax wada qabsi, iskaashi iyo iskutiirsanaantaba salka u ah, waana marka intaas oo run ah...

 KALA ARAGTIDUWANAAN!

KALA ARAGTIDUWANAAN! Shaki kuma jiro oo waa biyo kama dhibcaan aragtida tiraa: ″Qof walbaa qumanihiisa ayaa qoorta ugu jiro″ ama dib u jalleec midda kale ee iyaduna tiraa: ″Wixii qof la qumman,...

Dad waxaan dhexjoogaa.  Maanso. Curin; Bashiir M. Xirsi ‘ina cubtan’  Lafagur; Maxamed D. Ciise

Dad waxaan dhexjoogaa.  Maanso. Curin; Bashiir M. Xirsi ‘ina cubtan’  Lafagur; Maxamed D. Ciise   Qofkii damiir leh wuxuu ka dhiidhinayaa docdafuraaran, dhimaalka bulsho iyo tilmaamidda ka leexashada dawga toosan. Abwaanku wuxuu adeegsadaa...

FAALAYNTA BUUGGA KULA-LIHI (W/Q. CABDULLE CABDIKARIIN ABKA XAAJI)

Faallaynta dhiganaha “Kula-lihi” W.Q. Abka xaaji Qalinweyne Inta aan buugga guda galin, nacfiga maggaga badan ee gudihiisa ka buuxa, marka hore waxa aan jecleystay in erayga KULA-LIHI aan is dul taagto...

SHEEKOOYIN