Maamulka Laashin

1794 articles

BUUGGA “KULA-LIHI” HAL-XIRAALE MUDAN AQRIS IYO FURFUR W.Q. Shaafici Macallin Axmed

BUUGGA "KULA-LIHI" HAL-XIRAALE MUDAN AQRIS IYO FURFUR W.Q. Shaafici Macallin Axmed                       KULA-LIHI waa dhigane ka kooban 121  bog iyo 14 qormo, waxaa qoray Barbaariye Dr Xuseen M. Cabdulle Wadaad, Gudoomiyaha Xarunta...

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan                                         Iyadoo indhaha ku haysa ayay Qamar eegaysaa carruur iskuul u socda oo buugag iyo boorsooyin wata. Waxay qalbigeeda ka leedahay rajo ah in maalin maalmaha ka...

Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac  iyo Tusaale W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi

Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac  iyo Tusaale W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi Af Soomaaligu wuxuu soo maray isbeddello kala duwan. Af Soomaaliga wuxuu ka soo gudbay af oraaheed, wuxuuna u soo...

KULANKA 2AAD EE AF-AQOOLLADA AFAFKA KUSHITIGGA

Kulanka 2aad ee Af-aqoollada Afafka Kushitigga Jaamacadda Napoli ‘L’Orientale’ oo ku taalla koofurta dalka Talyaaniga ayaa qabanqaabisay kulan aqooneed labo maalin socday 5ta iyo 6da bishan diseembar, 2024. Qabanqaabada shirkan...

Fallanqeyn maansada HAL AQOON Qore. Mustafa Nuur ‘Aasbaro’

Fallanqeyn maansada HAL AQOON Qore. Mustafa Nuur 'Aasbaro' Faalladan kooban waxaan ku eegayaa fallanqeyn ku saabsan maansada HAL AQOON, ee uu faafiyey Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’ sanadkii 2012. Waxaan maalin...

QORANAHA: “DHIMAAL DHAQAN” Gorfeyntii Maxamuud Shiddo

QORANAHA: DHIMAAL DHAQAN GORFAYNTII: MAXAMUUD SHIDDO         Bulshada soomaaliyeed ayada oo laga fiirinaayo xilliyadii iyo heerarkii kala geddisnaa oo ay soo mareen, xoolo dhaqato, beeraleey iyo reer magaalba, dhaqammada qaar waa laga...

Falanqaynta qaar ka mid maansooyinkaa ‘Ina Cubtan’ W.Q. Zakariye Salaad

Falanqaynta qaar ka mid maansooyinkaa ‘Ina Cubtan’ W.Q. Zakariye Salaad Hordhac Suugaanta Soomaaliyeed waa mid hodan ah oo leh taariikh dheer oo soo jireen ah. Waxay ka tarjumaysaa dareenka, fikirka, iyo aragtida...

Maansada: “Bilan iyo Buug” Curiye: Bashiir M. Xersi ‘Ina Cubtan’

Maansada: “Bilan iyo Buug”                                       Maansada: “Bilan iyo Buug” Burdo ruuxa meersaday Minhaajkana ka soo baxay Burhaan way u gaartoo In uu buubo waa gare Bulbul beena oon jirin Adoon biririf kaba siin Amaan boolaxoofteyn Bishu soonqad weeyoo Bartankeed la...

QABIIL IYO QABYAALAD. Qore: Mahmoud Shiddo

QABIIL IYO QABYAALAD ________________________ Waxaa baryihii danbe dhagaheenna iyo dhaayaheenna ku soo noqnoqday wacaalka dhalinyaro wanaag doon ah, inkastoo aysan hagaajin jidkii ay umari lahaayeen sheegistiisa. Baraha bulshada mar aan rogrogayay, ayaan...

Faallada dhiganaha ‘Dhimaal Dhaqan’ W.Q. Sulieman B. Isse

Faallada dhiganaha ‘Dhimaal Dhaqan’ W.Q. Sulieman B. Isse 08 Luuliyo 2024. Muqdisho, Soomaaliya. ---------------------------------------------------------- Tan iyo intii ay burburtay dowladnimadii Soomaaliya sanaddii 1990 bulshada Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan dadkii ku noolaa jamhuuriyaddii...

SHEEKOOYIN