Wariye iyo Warbaahin Q1AAD
Lafa gurka labada eray ee aan halku-dhiga uga dhigay qormadayda Runtii maaha arrin laga gayoonayo oo qormo iyo qoraal lagu soo ebyi karo, balse waxa aan...
Il iyo Baal Q1AAD W/Q: Shaafici Maxamed
Waxaad ahayd addoomada Alle abuuray midda ugu garaadka badan, marka loo eego aynigaaga. Firfircoonida iyo fool furnaanta ayaad la dhalatay lana barbaartay. Sahra...
Maansadan Damaq waxa ay ka hadlaysaa dhibaatooyinka lixaadka leh ee dalkeenna ka jira waxa laga dhaxlay iyo dagaallada iyo dirirta sokeeye sida ay u saameeyeen nolosha ubad badan oo...
Mar baan Masaajidkaa ka xannaaqi gaadhey!
Waa odey waayeela. Wuu warramayaa. Wuxuu yidhi: waxaa aan ahey nin muruq-maala. Waxa aan ka shaqeeyaa dhismaha. Waxa aan leeyahay toddoba carruura; Illaahay baa...