Maamulka Laashin

1793 articles

Gorfeynta Godob iyo Gallad W/Q: Cabdixafiid M. Xersi(Wasiirka)

Gorfeynta Godob iyo Gallad Buugga waxa qoray Bare, Qoraa sare Xuseen Maxamed Cabdulle “Wadaad” oo ka hor burburki Dowladdii dhexe ee soomaaliya ka mid ahaa qalinleydii iyo qorayaashii wax...

Hannaanka labada xisbi W/Q: Shaafici M. Axmed

    Hanaanka labada xisbi               Aqoonyahannada iyo xeel dheerayaasha siyaasadda waxa ay aad u ammaanaan hannaanka labada xisbi siyaasadeed, waxa ayna yiraahdeen, loolanka bulshooyinka u dhaxeeya waxa uu ku kooban yahay laba...

GARBADUUB Q35AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q35AAD Guhaad kaddib  dilkii Bile dheere wuxuu dareemay inuu gabboodfal weyn geystay,  waxaanna la soo deristay hanjab iyo inuusan sidii hore ugu dareensamayn dagaalka.Waxa uu aad uga xumaaday  carruurta yaryar ee...

MA MUQDISHO BAA MISE LONDON ? W/Q: Cali Cismaan Bulle

MA MUQDISHO BAA MISE LONDON ? Marka aad si fiican u dhugato weydiin kore ee ah ma Muqdisho baa mise London? waxaa kugu soo dhacaya maxaa iska galay ama xiriir...

GARBADUUB Q34AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q34AAD Huruuse wuxuu go' aansaday in haddii Ubax ogaato nolosha Guhaad uu awood u adeegsado haddii ay diido in ay dhankiisa soo marto magaalada xoog uga kaxeeyo, Madalweyn oo...

Hannaanka xisbiyada badan W/Q: Shaafici M. Axmed

Hannaanka xisbiyada badan inta badan dawaladdaha xilligaan jira waxa ay u badan yihiin kuwa ku dhaqma, hannaanka xisbiyada,badan, inkastoo ku kala duwan yihiin heerarkiisa,marka laga reebo dawladdaha la isku yiraahdo:(Anglo-Saxons),...

GARBADUUB Q33AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q33AAD Habeenkii guure ayay kaga baxeen magaalada Guhaad iyo ciidankiisi, balse waxa ay ku baxeen qaab aan ciddina dareemi karin oo qarsoodi ah, horena u diyaarsadeen. Waxa ay iska...

GARBADUUB Q32AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q32AAD Markii waagu baryey ayaa Guhaad u qalab qaatey inuu walaashii u tago oo soo arko iyada iyo qoyskeeda, si uu uga wareysto xaalka qoyskeeda iyo kan qoyskooda oodhan. Waxa...

GARBADUUB Q31AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q31AAD Huruuse arrinku waa ku sii adkaaday markii ay si dhab ah u ogaadeen in Guhaad noolyahay, waxaa arrintan laga hubiyey oo si dhab ah loo garowsaday markii raggii  dagaalkii...

GARBADUUB Q30AAD W/Q: Cabdiraxiim H. Galayr

GARBADUUB Q30AAD Ciidankii firdhadka ahaa ee Guhaad hoggaaminayey kuna soo jabay Balixagar, waa ay soo nabadgaleen, kaddibna durtadiiba yaqaqo iyo in daryeel ay helaan ayaa awoodda la saaray, waxaa...

SHEEKOOYIN