Halgamadi lagu hungoobey!
Ruuxii u halgama dad juhalo ah aawadood, waxa uu la mid yahay qof naftiisa dab qabadsiiyey si uu Wadada ugu iftiimiyo ruux indhoole ahMohamed Rashid Rida.
Che Guevara...
Garsoorkii gurracnaa
“Garsoorka marka muuqaal lagu muujinayo waa la indho-tirey, si garsoor-darrada indho loogu yeelo. Markaas, garsoorku ma kala garanayp qofkii gar leh iyo kii gardaran; balse, garsoor-darradu qofkii ay doonto,...
GARBADUUB Q21AAD
Ciidankii raacdada ahaa waxa ay la xidhiidheen Bile Dheere, waxa ayna u sheegeen oo ku wargeliyeen inay qabteen qaarna dileen raggii baxsaday, balse ay Afar ka mid...
GARBADUUB Q20AAD
Ciidankii uu soo diray Caddaawe markay meel ka dheer meeshii ay kala baxsadeen geeyeen ayay yidhaahdeen, intaas ka badan idin ma wadi karno ee dhinaca buuralayda ahna aada,...
Kulankeena hortiis hal maalin ayay i soo wacday waxay ii sheegtay in aan barri ugu marti ahay meel hebla.Waxay ahayd meel qurux badan aadna ugu fiican kaliyaysiga umaan baran...
GARBADUUB Q19AAD
Guhaad qoyskoodu waxaa ku dhacay kala irdhoow, labadii gabdhood waa la kala guursaday, hooyadiina hantidii yareyd ee ay yagleeshay geeridii ninkeeda kaddib, waxaa dhacay oo la wareegay dumaashigeed...