Maamulka Laashin

1794 articles

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! W/D; Abdulkadir Osman “Aroma”

MAXAA KORDHIYEY KUFSIGA?! Warbaahinta ku hadasha afka Soomaalida, beryahaan waxaa ku badan hadal haynta erayga KUFSIGA. Weydiintu waxay tahay kufsigu muxuu asal ahaan iyo macne ahaan ka taagan yahay, maxaase...

CAAL-WAA! Q:1AAD W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

CAAL-WAA! Q:1AAD Bilowgii hore ee nolosha ayey la bilaabatay wax-yeellada nooluhu isu geysto, mana ahan wax moorada maan-galka ka baxsan in aadanuhu dhiggiisa ku xad-gudbo, oo sunnada nolosha ayeyba qayb...

Faalkii Sheekhul-kulli. WQ Cabdulqaadir Cusmaan “Aroma”

  Faalkii Sheekhul Kulli: (Felegow run sheeg – Fooxow run sheeg – Faalow run sheeg). Cali iyo cambaro ayaa labaatan jir isku guursaday waxaa jirkooda ku duxay caashaq dhiigga iyo dhuuxa...

Afka ha la Oontiro

Afka ha la oon tiro!   Waxaan doonayaa inaan isweydiinno su’aalo dhawr ah, oo ku saabsan afkeena,       af Soomaaligu ma cid gaaraa leh? Mise waa hanti qaranbaa iyo dowladeed? Aqristoow is...

HAYB-WAAYID! W/Q; Mahad Xaashi Maxamed

HAYB-WAAYID! Hayb-tu waa tilmaamaha qof, walax ama bulsho ay kaga duwanyihiin inta kale ee la midka ah, waana lahaanshaha astaamo gaar ahaaneed oo la xiriira muuqaal, dhaqan, iyo il-baxnimo qeexi...

Gabay: Lacag la’aaneey ba’! W/T: Maxamed Cilmi Dhicisow

Gabay: Lacag la’aaneey ba’! Gabaygan “Lacag la’aaney ba’!” waxaa tiriyey: Maxamed Cilmi Dhicisow. Waa mid is-turjumaya, ifinaya, qeexaya, sheegayana ujeedka iyo ula-kaca maanso ee uu huwan yahey, oo uma baahna...

Gabayga:Hadafsame Curiye; Cabdiraxiin H Galayr

Gabayga:Hadafsame Gabaygan Curiyey 23 Oktoober 2011 waxaana Gabaygan waxuu ka mid yahay gabayada ama suugaanta aan kaga qayb qaadanayo dib u dejinta iyo baraarujinta umada soomaaliyeed ee dhibaatada baaxada leh...

Maansada:Dardaaran Curiye; Cabdiraxiin H. Galayr

Maansada:Dardaaran Maanshiil / December 11, 2013 Maansada Dardaaran Maansadan Dardaaran waa Maanso waano iyo waayosheeg ah, waa maanso farriin ah oo la hadlaysa guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo dhan, Madax iyo shacab,...

SHEEKOOYIN