Gud. Xuseen

35 articles

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 12aad W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

  GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 12aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)   Qeybtan waa mathalaad aan ku soo qaadaneyno xaaladaha nololeed ee gurya kala duwan.  Qeybaha dambe ee sheekadan waxa aan  guda...

GURI – NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 11aad W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 11aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)   Tarbiyada ama rabaynta awlaada, waxa ay muhiim u tahay in mustaqbalka la helo awlaad/ilmo saalax ah naftiisa/waalidkiis/diintiisa iyo dalkiisa wax...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR Q. 10aad W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 10aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)   Awoodaha Allah iyo awoodaha uu  siiyay cibaaddiisa waa qeyb aad u weyn oo barashadooda kuu fududeyneyso sidi aad u maareyn...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR Q. 9aad W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

  GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 9aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Been, khiyaano iyo kibir, dhammaan waa waxyaabaha sabab u noqda qurux xumo ku timaado badanaa guryaha lamaanayaasha.  Ka dhawrso sheekada...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR Q. 8aad W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? Q. 8aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Dhalista waa mid ka mid ah nimcooyinka uu Ilaahey ku manneysto(siiyo) cibaaddiisa, waa koror bulsho(ummadeed), waa isbededl ku soo kordho...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR?  W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 7aad

  GURI-NEG (GUU) DUCO MISE HABAAR? Q. 7aad W/Q.CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI)   Risqiga, waa maareeyaha koowaad ee maareeyo nolosha dadka guud ahaan, gaar ahaan lamaano walba.  Risqiga, waa wax uu bixintiisa leeyahay...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 6aad

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 6aad Masayr(Qiiro), Masayrka waa mid ka mid ah cadawyada ama cudurrada si fudud u dumiya guri dhisan ee ku jiro...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q.5aad

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q. 5aad Cilaaqaadka(Xiriirka) lamaanaha ee Guriga iyo Sariirta waa tiir muhim u ah nolosha lamaano walba.. Guri dhisnaantiisa iyo dumistiisa waxaa qeyb...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q. 4aad

                 Guri-Neg (GUUR) DUCO MISE HABAAR?            W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q.4aad Dhisid iyo dumis. Guri lamaanihiisu dhisnaan ku dhameysto waqtiga noloshooda, waxaa lagu helaa afar...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 3aad

Guri-Neg (GUUR) Habaar mise Duco? (Q.3aad) W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Guur la galo cimriga hore ama lagu guursado da’ yar ahaan, dhinaca wiilka iyo gabadhaba wuxuu qeyb ka noqan karaa guusha...

SHEEKOOYIN