Gud Xuseen M Cabdule

21 articles

YAA WADDANI AH? W/Q.Maxamed Xasan Cabdullaahi (Geelle) abwaangeele@gmail.com

YAA WADDANI AH? Hordhac Cilmibaadhistan ayaan ku sahaminayay fikradda waddaniyadda iyo muhiimadda ay u leedahay bulshooyinka casriga ah, ee ay Soomaalidu u horrayso. Iyadoo si qotadheer u falanqaynaysa isku xidhnaanta,...

YAAD II MALAYSAY? Q.3aad W/Q. CABDULLE CABDIKARIIN (ABKA XAAJI)

YAAD II MALAYSAY? Q.3aad W/Q. Cabdulle Cabdikariin (Abka Xaaji) Waxa ay inoo joogtay Madey oo la kala dooransiiyay, in uu Taliso Faay gacantiisa ku malgo, kuna baddasho gabartiisa in loo badbaadiyo. Madey,...

YAAD II MALAYSAY? Q.2aad (W/Q. CABDULLE CABDIKARIIN /ABKA XAAJI)

Yaad ii Maleysay?  Q/2aad W/Q. Cabdulle Cabdikariin (Abka Xaaji) Waxa ay noo joogtay, Madey oo ay talo ka cakirantay tahay iyo markii uu baaritaanka kiiskaan soo galay Taliso Faay oo hadda...

LABO DOOB Q.2aad (SHEEKO GAABAN) W/Q. Cabdiraxmaan Abaaley

LABO DOOB (Q.2aad) W/Q. Cabditraxmaan Abaaley Ayaamahu waa ay is eryanaayaan, aadamahuna waa ay daba habaqleeyaan, iyaga oo nayaayiro ka qaba nolosha sii qarqoomaysa. Soo if-baxa iftiinka ooga waa bar,i waxaa xiga...

YAAD II MALAYSAY? (Sheeko gaaban) Cabdulle Cabdikariin (ABKA XAAJI)

YAAD II MALAYSAY? W/Q.Cabdulle Cabdikariin Abka Xaaji Denbi-baare Mad Caliyoow oo looga bartay in si fudud oo aan waqti badan ku qaadan u xalliyo Arrimaha ku saabsan dilalka ayaa ur u...

LABO DOOB (Sheeko gaaban) W/Q. Cabdiraxmaan Abaaley

LABO DOOB (Sheeko gaaban) W/Q. Cabdiraxmaan Abaaley Waa habeen bar, jawiga magaaladu waa shanqarla’ oo waxa aad moodaa in waa hore laga guuray. Gurey oo ka baqaya in odayga ay dariska...

ABAAL (Sheeko gaaban) Qore: Saynab Ugbaad

Abaal (Sheeko gaaban) Seynab Ugbaad Ka fiirsasho waa dharbaaxo ka hor. Anigoo aad u yar baan ka soo habaabay bartaan ku dhashay iyo baadiye aan dhoweyn. Toban sannadood waxba iima wehlin, markaan beledka...

XILKASNIMO (Qore/ XUSEEN WADAAD)

Xilkasnimo Xilkasnimo, waa laba eray lammaan oo leh ama yeelanayo micno mug iyo miisaan wayn. Xilkasnimadu, waa sifo toolmoon oo togan oo u baahan in ay kol walbaa aragti iyo...

CARRAB-LAALAADIN (Qore Xuseen Wadaad)

Ma ogi, mana garan karo in la ila wada garan karo cinwaanka kore iyo in kaleba. Midse waa barkumataal in, in badan oo idinka mid ah ay si fududba u...

SADDEXEEYE Sheeko gaaban (Saynab Ugbaad)

Taladu waa saddex: ‘Mar aad garan weydo, Mar aad gaari weydo, Mar ay kula gudboontahay.’ *** Saddexeeye (Sheeko gaaban) Seynab Ugbaad “Ayeeyo, guurkayga ma ku faraxsantahay?” ayay ayeeyadeed weyddiisay, Hibaaq oo walaacsan. Ayeeyadeed Udgoon oo dareen soo gelay...

SHEEKOOYIN