Curis

Filan waa Q27AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q27AAD   Waxay tiri Deeqa oo hadalkeedi sii wadataNolol aad u adag iyo qoys qaylo iyo dhib badan ayaan ehel u noqday, howsha guriga, dhar maydhid, cunto karis iyo...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q26AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q26aad. Nuur aad buu u farxay aadna waa ugu mahad celiyay, intaas dabadeedna waxa uu guda galay in uu Nasro ka dhaadhciyo, arrinkaan, waxa...

Filan waa Q26AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q26AAD Haddi aadan rabbin inaad  nolasha ila wadaagto, waxaan kaa codsanayaa in aadan walaaltinimada iga goosan, waan ogahay qof xun ayaan ahay, runtii kuuma qalmo, laakiin cishqigu indho...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q25AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q25AAD labadooduba waa is dhagrayaan, iyaduse waa ka daacad xiriirka iyo nolosha inkastoo ay ka gudubtey xeerka iyo dhaqanka labadaba. Iyagoo sheekaysanayaa ayaa waxaa...

Filan waa Q25AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q25AAD Nasiib darro wuxuu ugu jawaabay, Maxamed ma joogo, walaalo magaalada ayuu ku maqanyahay, kaddib waxay ku tidhi: “magacaygu waa Deeqa, walaalo waxaan si bini’aadnimo ku jirto kaaga...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q24AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hungo been Q24aad. Xiireyna wuxuu gudagalay, wareysigii gabadha, markuu dhammeystay xogteediina helay  isaga ayuu gacanta ka qabtay wuxuuna billaabey meher beenaadkii, waxa uu iska dhigay nin qur’aan...

Filan waa Q24AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q24AAD Maxamed Telefoonkii ayuu ku damiyay Deeqa, wuxuuna ku yidhi: walaalo ma awoodo inaan xiligan kulla hadlo fadlan madaxa ayaa i xanuunayaa waan seexanayaa macasalaama. kaddibna telfoonkii ayuu...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q23AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q23AAD  Wax la sugaaba goor bay yimaadaane,  saacaddii lagu ballamay ayaa la gaaray Nasrana waxa ay eegta hadba saacadda waxa hadda la jooga ammintii la...

Baraha bulshada: Dhib iyo Dheef W/Q: Cabdikariin Xuseen

  Baraha bulshada: Dhib iyo Dheef Kacdoonka tignoolajiyadeed ee dunida ka tisqaaday, wuxu suurageliyey in adduunku noqdo tuulo yar oo iska wada warhaysa. Mar kale warbaahinta xidhiidhka bulshadu waxay dunidii...

Filan waa Q23AAD W/Q: Yaasiin Xasan Muuse

Filan waa Q23AAD  Maxamed ood moodo inuu xog hore sii hayay, ayaa la soo booday hadal kulul waxuuna ku yidhi: “waxaan aaminsanahay in sheekadaa aad akhriyayso waxba ka jirin, waxwalba...

SHEEKOOYIN