suugaan

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR W/Q. CABDULAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 6aad

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 6aad Masayr(Qiiro), Masayrka waa mid ka mid ah cadawyada ama cudurrada si fudud u dumiya guri dhisan ee ku jiro...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q.5aad

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q. 5aad Cilaaqaadka(Xiriirka) lamaanaha ee Guriga iyo Sariirta waa tiir muhim u ah nolosha lamaano walba.. Guri dhisnaantiisa iyo dumistiisa waxaa qeyb...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q. 4aad

                 Guri-Neg (GUUR) DUCO MISE HABAAR?            W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Q.4aad Dhisid iyo dumis. Guri lamaanihiisu dhisnaan ku dhameysto waqtiga noloshooda, waxaa lagu helaa afar...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W/Q. CABDULLAAHI MACALLIN MAXAMUUD (SIYAASI) Q. 3aad

Guri-Neg (GUUR) Habaar mise Duco? (Q.3aad) W/Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud (SIYAASI) Guur la galo cimriga hore ama lagu guursado da’ yar ahaan, dhinaca wiilka iyo gabadhaba wuxuu qeyb ka noqan karaa guusha...

GURI-NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W.Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud ‘SIYAASI’ Q. 2aad

                                                       GURI NEG                                      (GUUR) DUCO MISE HABAAR Q. 2aad W.Q. Cabdullaahi Macallin Maxamuud 'SIYAASI'   Aroosaa miskiin ma ahan! Aroosaa miskiin ma ahan, weertaan marka laga dhawaajiyo, waxa ay dad badan u arkaan ama...

GURI NEG (GUUR) DUCO MISE HABAAR? W.Q. Cabdullaahi Macallin ‘Siyaasi’ Q. 1aad

                                Guri-Neg                     “Guur” Duco mise Habaar? Guur waa halka uu Calafkaaga ku dhigo. Guur waa calaf iyo nasiib. Guur walba, guul iyo...

MAANSO (BAHDA LAASHIN) ERAYADA DR. ZEDRA SHEEKH

Bahda laashin waa Baro lagu nastoo Cilmi baaxad wayn Dadka noo bartoo Ilayskii baxee La bidhaansaday Bulshadaba u tahay Bahda laashin waa Bud dhigii afkiyo Dhaqankii bilnaa Burjigii hayeen Laga baaqan karin Bahda laashin waa Bidixdiyo gacmaha Isu baahanoo Dhalin iyo bar baar Intay baacisee Badhi...

WAR-HOY GARO (QOFKA AAD LA SAAXIIBAYSO) Dr. Zedra Sh.Cabdirisaaq

War hooy garo ”qofka aad la saaxiibeyso iyo qofka aad u saaxiibeyso” Saaxibtinimadu waa kalsooni dhamaystiran, iyo isku halayn badhaxtiran, taas oo ka huffan dabeecadaha is rogroga ee noloshu wadato....

QABIIL IYO QABYAALAD. Qore: Mahmoud Shiddo

QABIIL IYO QABYAALAD ________________________ Waxaa baryihii danbe dhagaheenna iyo dhaayaheenna ku soo noqnoqday wacaalka dhalinyaro wanaag doon ah, inkastoo aysan hagaajin jidkii ay umari lahaayeen sheegistiisa. Baraha bulshada mar aan rogrogayay, ayaan...

KALA ARAGTIDUWANAAN(2) XUSEEN WADAAD

KALA ARAGTIDUWANAAN (2) In la wadajiraa danta guud ayaa ku jirto. Wadajirku waa midka awoodda wax wada qabsi, iskaashi iyo iskutiirsanaantaba salka u ah, waana marka intaas oo run ah...

SHEEKOOYIN