Iidsan iyo ayaamo suubban!

Iidsan iyo ayaamo suubban!

Guud ahaan bahda Hoyga Raadraaca Dhaqanka Iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN madax iyo maamulba waxay guud ahaan ummada Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda aqriska iyo qalinka leennahay: “Iidsan iyo ayaamo suubban!”

Waxa ay  bahda Laashin ugu hambalyeynaysaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maalinta barkhadeed ee Ciida,  waa maalin ku weyn bulshada islaamka ah ee carra-edegna ay si guud ugu dabbaaldegaan una dammaashaadaan.

Bahda Laashin ayaa waxa ay leedahay barkhad ku ciida, bashbash ku ciida, baraare ku ciida barin kasta iyo beled kasta oo aad joogtaan.

Sidii aad hore nooga barateenna waxaan dhawaan baahin-doonnaa oo aan dib u daari doonnaa qoraalladii toolmoonaa ee Diinta, Afka, Dhaqanka iyo Suugaanta aan ku hormari jirnay haddii Eebbe oggolaado. Haddii aad heyso qoraal bulshada waxtar u lehna waxaad nagu la soo wadaagi kartaa imeylka LAASHIN ee ah: laashin77@gmail.com

Maamulka LAASHIN wuxuu idin leeyahay: Iidsan iyo Ayaamo suubban ku iida.

SHEEKOOYIN