Gorfeynta buugga ‘Arxangoys’ W.Q. Caliqeyr M. Nuur

Qormadani waxay si dulxaadis ah u kormaraysaa buugga la yiraa “Arxangoys” ee uu dhigay abwaan Xasan C. Calasow “Shiribmaal” kuna saabsan jirrada Covid-19 ee noqotay aafadii qarniga. Gugii 2022 ayey madbacadda Laashin ka soo saartay dalka Sweden. Riix halkan: Arxangoys-Gorfeyn

W.Q. Caliqeyr M. Nuur

SHEEKOOYIN