Gorfeynta buugga “ISHA CUMAR KA LULATA” W.Q. Caliqeyr M. Nuur

 

 

 

 

 

Waxaan qormadan ku eegi doonnaa waxtarka sheeko-dhaqameedka iyo baahida loo qabo kaydinteeda. Waxaan tiirdhexaad uga dhigan doonnaa buugga “Isha Cumar ka lulata” ee uu qoray Dr. Georgi L. Kapchits oo u dhashay dalka Ruushka, balse xeeldheere ku ah afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Halkan riix “Isha Cumar ka lulata

SHEEKOOYIN